27.9 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Jubland oo diiday ka qayb galka shirka Dhuusameerb 3

0
Maamulka   Jubaland ayaa Beesha Caalamka ugu baaqday in ay Madaxda Soomaalida ka Taageeraan Qabsoomidda Shirka Dhuusamareeb3 si looga mira dhaliyo Natiijada ka soo baxda...

Daawo: Wiil Yar Oo Ka Xanuunsan Labada Killiyood oo Lacago La Gudoonsiiyay

0
Sayid Cali Saalax Ciise oo ah wiilyar 17sano  jir ah Islamarkaanka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa la soo gaarsiiyay deeq lacageed oo ay Iska...

Qaramada Midoobay oo Cambaareeysay Weerarkii Hotel Elite

0
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareeyay Weerarkii qaraxa ku bilowday ee gelinkii shalay Al-shabaab ay ku qaadeen Hotelka Elite ee...

puntland oo sharuudo ku xirtay shirka Dhuusamareeb3

0
Maamulka  Puntland, ayaa  soo bandhigtay Mowqifka ay ka qabto ka qayb-galka Shirka Dhuusamareeb3. Puntland, waxay ka qayb-galka Shirkaasi ku xirtay Shuruudo ay kamid yihiin, in...

Madaxweyne Farmaajo oo shir Gudoomiyay shir Hordhac u ah shirka wadatashiga

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaaXalay  kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dhuusamareeb waxa uu la qaatay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada, Galmudug Axmed...

Shabaab oo weerartay degaanka Goof Gaduud Buureey ee gobolka Baay

0
Al-shabaab ayaa Saaka weerar  ku qaaday Degaanka Goof-gaduud Buurey oo ku taala duleedka Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Weerarka oo ku bilowday qaraxyo ayaa...

Dhageyso:Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya oo ka warbixiyay Weerarkii Hotel Elite

0
Taliska Booliiska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixiyay Khasaaraha ka dhashay weerarkii lagu qaaday Hoteelka Elite oo ku yaalla Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho. Afhayeenka...

HAWEEN KA CAREYSNAA WARBIXIN LAGU QORAY WARGEYS OO KULLAN KU YEESHAY MAGAALADA OSLO.

0
Iyadoo in mudda ah khilaaf soo jiitamayay uu ka taagnaa Masjidka Towfiiq Islamic Senter oo ah masjidka ugu weyn oo ay Soomaali ku leedahay...

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya weerarkii Hotel Elite iyo Alshabaab oo sheegatay...

0
qarax iyo weerar toos ah ayaa lagu qaaday hotelka  Elite , xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Gaari walxaha qarax laga soo buuxiyay ayaa lagu weeraray...

Gudoomiyaha Aqalka sare oo Eedeeyay Madaxweyne Farmaajo

0
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdillaahi, oo Maanta hadal ka jeedinayay Kulan ay yeesheen Xildhibaanada Golaha Aqalka sare, ayaa Madaxweyne...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...