25.9 C
Mogadishu
Thursday, June 26, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Dhageyso:Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in la baarayo weerarkii ka dhacay Xabsiga Dhexe

0
Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in ay baaritaan dheeraad ah ku sameyn doonaan weerarkii shalay ka dhacay xabsiga dhexe...

HALKAAN KADAAWO : KULLAN LAGU TAAGEERAY SHIRWEYNIHII QOWMIYADDA MUDULOOD OO LAGU QABTAY MAGAALADA OSLO.

0
Kullan ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Qowmiyadda mudulood ee ku nool dalka Norway isla markaana lagu taageeray shirweynihii dhawaan ka dhacay Mowlaca Macalin Nuur...

Ra’iisul Wasaaraha lubnaan oo is casilay

0
Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan Xasan Diab ayaa is casilay ka dib qarixii dhimashada Badan sababay ee ka dhacay Magaalada Bayruut. Lix Maalmood Kadib Qaraxii Salaasadii Bayruut...

Faah faahin Khasaara isugu jiro dhimasho iyo dhawac oo laga helayo Xabsiga Dhexe+ Sawirro

0
Waxay faah faahin ka soo baxeysaa khasaaraha nafeed ee ka dhashay iska horimaadka gelinkii dambe ee maanta ka bilowday Xabsiga Dhexe ee Xamar, fiidnimadii...

Ciidanka Haramcad oo hawlgal ka wada Xabsiga Dhexe ee Xamar

0
Booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa gudaha u galay Xabsiga Dhexe ee Xamar, oo gelinkii dambe ee maanta uu ka qarxay...

Dawlada Federaalka oo waxbarashada gobolka Banaadir ku wareejisay Maamulka gobolka Banaadir+ Sawiro

0
Xukuumadda Soomaaliya, ayaa maamulka gobalka ku wareejisay mas'uuliyadda maamulka waxbarashada ee Muqdisho Ku wareejinta maamulka gobalka maamulka waxbarashada ayaa ka dambeeyay is-afgarad dhex maray wassaaradda...

Itoobiya oo Maamul goboleed hoostaga dawlada Federaalka Soomaaliya u Aqoonsatay Soomaliland

0
Afhayeenka Wasaarada Arrimaha dibedda ee Itoobiya Dina Mufti ayaa sheegay inay Somaliland u aqoonsan yihiin maamul hoos taga Dawladda Federaalka Soomaaliya. Afhayeenka , ayaa sheegay...

Dagaal ka dhacay Gaalkacyo iyo Taliyihii Madaxtooyada Puntland oo la dilay

0
Faah Faahino ayaa ka soo baxaya Khasaaraha ka dhashay dagaal xooggan oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Ilaa iyo 7 qof oo...

Ciidanka Puntland oo Hawlgal ku qabtay kooxo khamriga ka ganacsada

0
Ciidanka Booliiska Gobolka Mudug Puntland, oo gelinkii dambe ee xalay hawlgal qorshaysan ka fuliyay  Magaalada waqooyiga Gaalkacyo, ayaa gacanta ku soo dhigay koox hubaysan...

Ciidanka dawlada oo Hawgal ka Fuliyay gobolka shabeelaha Hoose

0
Saraakiil ka Tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay hawlgal qorshaysan ku dileen ilaa 16 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab kuwaas oo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...