24.2 C
Mogadishu
Friday, July 4, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Sarkaal ka Tirsan Ciidanka Nisa ee degmada Guriceel oo Qarax ka badbaaday

0
Wararka naga soo gaaraya Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya  in sarkaal ka Tirsan hay,adda Nisa uu ka badbaaday Qarax Bambaano oo lagu...

TikTok Oo Maraykanka Laga Mamnuucay Iyo Sababta

0
Dalka Maraykanka ayaa waxa laga mamnuucay shirkadda TikTok ee ByteDance taasi oo muddooyinkii danbe wajaahysay eedeymo kala duwan oo uga imaanayay waddamo badan oo...

Diyaarad siday 191 qof oo burburtay dalka India.

0
Dowladda Hindiya ayaa xaqiijisay Mid ka mid ah diyaaradaha shirkadda Air Indian Express, oo ay la socdeen 191 qof oo rakaab ah  ku burburtay...

Denmark: Cabdulcasiis Axmed Cumar oo dhawaan sharcigii kalanaqatay Denmak ayaa iminka ah maxkamad suge

0
Cabdulcasiis Axmed Cumar waa Muwaadinka Soomaaliyeed oo muddo 5 sano ah kunoolaa dalka Denmark,gaar ahaan magaalada lagu magacaabo Tarm,dhawaan ayaa dowladda dalkaasi Denmark waxaa...

Kumaandooska  Danab oo Gobolka Jubbada fariisin kasameestay +Sawiro

0
Xoogaga Kumaandooska Danab ee ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa xilligan fariisin ka sameystay Deegaanka Birta Dheer ee Gobolka Jubbada Hoose. Birta Dheer waxay 60km...

Wasiiradii dhacay oo ansixiyay sharciyo muhiim ah+ Sawiro

0
Golahii Wasiirrada  ee kalsoonida lagalanaqday ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku meel mariyeen Habraacyada Xoogga Dalka oo qeyb ka ah dib-u-habeynta...

Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo dacwad culus lagu soo oogay

0
Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Mohammed bin Salman ayaa lagu eedeeyay inuu dalka Canada u diray koox, uu qorsheeyay inay qaarajiso Taliyihii hore ee Sirdoonka Sacuudiga,...

Dhageyso: Maamulka Gobolka Hiiraan oo bilaabaya Hawlihii Daqli Aruurinta Degmada B/weyne

0
Gudoomiye ku Xigeenka Arimaha bulshada maamulka gobolka Hiiraan sheikh Xuseen Cusmaan Cali oo u waramay warbaahinta Aragti Cusub ayaa ka hadlay Hawlaha lagu dar...

Hooyo Soomaaliyeed oo Sweden looga qaatay canugii sideedaad

0
Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool dalka Sweden oo horey looga qaatey toddoba caruur ah oo ay dhashay ayaa shaley laga qaatay canugii sideedaad, saacado...

War murtiyeedka shirka qoomiyada Mudulood ee maanta lagu soo gabagabeeyey magaalada muqdisho

0
Shirkii wadatashiga midnimada iyo aayahaya qoomiyada Mudulood ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho , waxaana ka soo been gala  Aqoonyahano Siyaasiyiih Madaxdii hore ee...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...