29.2 C
Mogadishu
Wednesday, July 9, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Ururada Bulshada Rayidka oo ka soo horjeestay Golaha adeega Garsoorka

0
Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed, oo ka kooban dhammaan Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Gobolka Banaadir, ayaa ka horyimid Magacaabista ay sameeyeen Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Xisbiga Wadajir oo diiday Gudi ay magacaabeen Golaha wasiirada Soomaaliya

0
Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa  waxa uu War-saxaafadeed ka soo saaray Xubnaha Guddiga Adeegga Garsoorka ee ay Xukuumadda Federalka ee Kalsoonida lagala...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Magacaabay Gudiga Farsamo Galmudug u Matalaya Hanaanka Doorashooyinka dalka

0
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, oo tixraacaya War-murtiyeedkii ka soo baxay Shirkii Dhuusamareeb, ayaa xalay magacaabay labada xubnood ee Galmudug ku matali...

Dhageyso:Dawlada Federaalka oo ku dhawaaqday waqtiga la Furayo Dhammaan Duulimaadyada dibada

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay xilliga rasmiga ah ay dib u furayso duullimaadyada dibada. Golaha Wasiirradaxukuumada Soomaaliya  ayaa shalay kulan ay yeesheen Magaalada Muqdisho waxay...

Madaxweynaha Puntland oo la Ciiday shacabka Magaalada Gaakacyo+Sawiro

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni, oo ay weheliyaan xubno ka tirsan maamulka ayaa maanta salaadda Ciidda Carrafo  Dadweynaha kula tukaday Masaajidka Xaaji Cali Biixi...

Wasiirka Awqaafta Soomaaliland oo Mamnuucay Bandhig faneedyada la qabto Maalmaha Ciida

0
Soomaaliland ayaa mamnuucday in dhammaan degaannada Soomaliland bandhig-faneed lagu qabto maalmaha Ciidda Carrafo. Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliland Sheekh Khaliil Cabdullaahi Axmed oo warbaahinta...

Al-Shabaab oo markii ugu horeeysay ka hadashay Xilka qaadistii Ra’iisal Wasaare Kheyre

0
Xarakada Al-shabaab, ayaa markii u horraysay  ka hadashay , Xilka qaadistii Golaha shacabka ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ay ku sameeyeen   Ra’iisal wasaare Xassan Cali...

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka ugu Hambalyeeyay Munaasabada Ciidul Adxaa

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo Sanadka 1441Hijriga. Madaxweynaha ayaa tilmaamay mudnaanta gaarka...

Sii haayaha Xilka Ra’iisal wasaaraha oo daahfuray Xaruunta Karantiilka Isbitilaalka Banaadir+sawiro

0
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka,  Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xarigga ka jaray Qeybta Karaantiilka COVID-19 ee Isbitaalka Banaadir oo loo qalabeeyay si casri ah. Wasaaradda caafimaadka...

NORWEY OO KA DIGTAY WEERARO KU AADAN MAALMAHA CIIDA.

0
Oslo,Hay’adda Sirdoonka iyo nabad sugida dalka Norwey ee lagu magacaabo Politiets sikkerhetstjeneste (PST) ayaa sheegtay in ay ka cabsi qabaan weeraro argagixisanimo oo lagu...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...