Home 2020
Yearly Archives: 2020
Dhageyso :Dr Axmed Jeylaani sheekh Maxamed oo ka hadlay Faa’idada 9ka Dulxaj
Kumanaan Xujey ah ayaa maanta Taagan Banka Carafo si ay u gutaan Rugni ka mid ah Tiirarka Xajka
Dawlada Sacuudiga ayaa sanadkaan yareeysay Tirada Dadka...
Maraykanka oo qirtay in Dad shacab ah ay ku dileen duqayn ka dhacday Soomaaliya
Waaxda Difaaca Maraykanka ee The Pentagon waxay markii 3-aad qirteen inay dad rayid ah waxyeello ka soo gaareen Duqeymaha Diyaaradaha Darooniska Maraykanka ka geystaan...
Africom oo duqayn ka geystay gobolka Jubada Dhexe
AFRICOM oo sheegtay inay Duqeyn ku dileen Dagaalame ka tirsan Alshabaab
Taliska Dhexe ee Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM waxay sheegeen inay...
Maxkamada Gobolka Banaadir oo xukun xabsi ah iyo Ganaax lacageed ku riday Wariye Gurbiye
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta xukun isugu jira xabsi iyo ganaax lacageed ku riday Wariye Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo ah tafatiraha guud ee Warbaahinta...
Madaxweynaha Galmudug & Duqa Muqdisho oo kulan xasaasi ah yeeshay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Hoyga uu Ka dagan yahay Magaalada Muqdisho Ku qaabiley Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada...
Maxaa ka soo baxay kulankii Guddoomiyaha Golaha Shacabka & Madasha Xisbiyada Qaran (SAWIRRO)
Madasha Xisbiyada Qaran oo mowqifkeeda la xiriira Doorashada dalka u caddeysay Guddoonka Golaha shacabka ayaa sheegtay in lama huraan ay tahay in Doorashada lagu...
Beesha S.Habar gidir oo shaqsigii Kheyre badalaya geeyay Villa Somalia
Beesha Sacad Habar gidir oo miiska soo saaray Aqoonyahankii buuxi lahaa booska uu ka baxay Xasan Cali Kheyre .
Dr. Guleid A. Artan, oo heysta...
Dhageyso: Ugaas Mahad oo ku baaqay in loo Gurmado Qoysaska ay saameeyen Fataahadaha
Ugaas Mahad Ugaas maxamed oo ka Tirsan Wax garad ku sugan Magaalada muqdisho ayaa ku baaqay in loo gurmado Qoysaska Soomaaliyeed eek u dhibaateysan...
QM oo ka hadashay tallaabadi xilka looga qaaday Hassan Kheyre(Warsaxaafadeed).
Muqdisho,Xafiiska qaramada midoobe ee soomaaliya ayaa war ka soo saaray talaabadii baarlamaanku kalsoonida kala noqday Xasan Cali Kheyre.
Waan warsaxaafadeedkii oo aan ka soo qaatay...
Swedan oo walaac ka muujisay isbedelka kadhacay Soomaaliya.
Xili maalmo kahor barlamaanka soomaaliya codkii kalsoonida kalanaqday xukuumadii Xasan Cali Kheyre ayaa iminka waxaa soo baxayo walaac ay qabaan wadamada deeq bixiyaasha Soomaaliya.
Dowlada...

























