Home 2020
Yearly Archives: 2020
Dawlada Soomaaliya oo Ciidamo geysay Xadka Kenya kala dhexeya
Xiisad ayaa ka taagan xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ee u dhow magaalada Mandheera kaddib markii halkaas la keenay ciidamada dowladda Soomaaliya, sida...
Dawlada Federaalka oo Ciidamo geysay Degmada Wanlaweyn ee gobolka shabeelaha Hoose
Taliyaha ciidanka dhulka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Maxamed Tahliil Biixi (Shariif Arwaax) iyo saraakiil u hogaaminayo oo hawlo nabadeed ka bilaabay degmada wanlaweyn...
Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay kulamadii uu la yeeshay Madaxweyne Uhuru Kenyata
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya, ayaa kulamo la qaatay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.
Madaxweyne Biixi oo BBC-da...
NORWEY: Daawada coronovirus oo la heli karo dhamaadka bishaan.
Oslo, Dowlada Norwey ayaa maanta shaacisay in daawada looga tagayo coronavirus la heli karo dhammaadka bishaan.
Warbixintaan ayaa sheegeysa in isticmaalka daawadaan la bilaabi doono...
Dawlada Kenya oo ka jawaabtay go,aankii ay dawlada Soomaaliya xiriirka ugu jartay
Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay sameyn doonto koox raadisa xal diblomaasiyadeed oo dhex mara Kenya iyo Soomaaliya, sida uu sheegay Afhayeenka dowladda Cyrus Oguna.
Cyrus...
Ciidamo ka Tirsan Dawlada Federaalka ooloo qaaday Dalka Turkiga
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa Muqdisho ka Sagootiyay cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Gor Gor oo tababar ku soo...
Banaan bax balaaran oo looga soo horjeedo dawlada Federaalka oo ka socda Magaalada ...
Banana bax looga soo horjeedo dawlada Federaalka Soomaliya ayaa hadda ka socda qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho
Dibad baxaan oo ay ka qayb qaadanayaan...
Wadooyinka Muqdisho oo xiran iyo cabsi laga qabo banaanbaxyo Mucaaradka ay Abaabulayaan
Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa saakay Dadku waxaa uu waaga u baryay iyadoo inta badan Wadooyinka ay xiran yihiin
Waddooyinka la xiray ayaa waxaa...
Dowladda Fedaraalka ee Soomaaliya oo Xiriirka U jartay Kenya
War ka soo baxay xukuumadda Fedaraalka ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu amray dublamaasiyiinta Kenya ka jooga Soomaaliya in ay dalka uga baxaan muddo 7...
Ra’iisal Wasaare Rooble iyo Wafdi Uu Hogaaminaayo oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad-goboleedka Galmudug, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha...

























