Home 2020
Yearly Archives: 2020
IGAD oo Taageertay shirka Dhuusamareeb
Urur Goboleedka IGAD ayaa Taageeray Islamarkaana soo dhaweeyay horumarka Dowladda Federaalka ay ka gaartay sidii loo xaqiijin lahaa doorasho waafaqsan Habka caalamiga ah, waxaana...
diyaarad sida Meydka madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland oo ka soo duushay Nairobi
Maydka madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi ayaa saaka Nairobi laga qaaday. Garowe ayaa lagu wadaa in Aas loogu sameeyo
Madaxweynaha Puntland Saciid...
Xildhibaanada Golaha shacabka oo maanta ka doodi doona sharciga Xisbiyada Siyaasadeed ee Dalka
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ku yeelanaya Villa Hargeysa Waxana ay ka doodi doonaan doodi doonaan Akhrinta labaad Wax ka badalka Hindise sharciyeed...
Ra’isal Wasaare kheyre oo Dhuusamareeb kula kulmay Madaxda Dawlad goboleedyada
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Xasan Cali Kheyre ayaa Magaalada Dhuusamareeb kulan kula yeeshay Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada Koofur Galbeed, Hirshabelle iyo Jubbaland, iyada oo Madaxweynaha...
Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay meertada 36-aad ee Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa ka warbixiyay hannaanka...
Wararkii ugu dambeeyay diyaarad ku dhacday Magaalada Baladweyne
Faah Faahino ayaa kasoo baxaya diyaarad ku bur-burtay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan.
Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in diyaarad ay...
Dawlada Federaalka oo dalka ku soo celisay Dad ku xayirnaa Dalka Sacuudiga+Sawirro
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa magaalada Jeddah ee Dalka Boqortoyada Sacuudiga ayaa maanta dowladda Soomaaliyeed ku soo celisay dalka kuwaas oo tiradoodu gaareyso 142...
Ra’iisal Wasaare Kheyre oo lagu soo dhaweeyay Duusamareeb+Sawirro
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalaa Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay.
Ra’iisul Wasaare Kheyre...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisal Wasaare Xasan Cali kheyre oo ku wajahan Dhuusamareeb
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in ay aadaan magaalada Dhuusamareeb ee...
Wariye Cabdi Casiis Gurbiye oo mar kale looga yeeray Maxkamada gobolka Banaadir
Cabdi Casiis Gurbiye oo ka Tirsan Wariyayaasha Idaacadda Goobjoog ayaa maanta la filayaa in la soo Taago Maxkamada gobolka Banaadir
xeer ilaalinta qaranka ayaa Wariye...

























