25.5 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Norway oo sanadkaan looga xusay 1-da luulyo sikaduwan sanadihii hore +Sawirro.

0
Magaaladda Oslo ayaa lagu qabtay munaasabad siween loo soo agaasimay taas oo loogu dabaal degayay 60 sano guuradii ka soo wareegatay Xornimada Gobolada iyo...

Axmed Karaash oo u duulay Dalka Turkiga

0
Madaxweyne-ku-xigeenkaPuntland, Axmed Cilmi Cismaan “Karaash” ayaa waxa uu maanta ka ambabaxay Garoonka magaalladda Garowe, isagoo ku sii jeeda caasimadda dalka Turkiga ee Ankara, sababo...

Dhageyso : Dr Cali Cabdi Baab oo Eedeeyay Gudiga doorashooyinka qaranka

0
Siyaasiga Dr. Cali Cabdi Baab Islamarkaana ah Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Amniga iyo cadaalada ee uu Hogaamiyaha ka yahay sheekh  Muqtaar Rooboow Abuu Mansuur...

Madaxweyne Farmaajo oo Ubax dhigay Taalada Dhagax Tuur

0
Madxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weynaynaya Todobaadka Xorriyadda, midnimada iyo geesiyaashii naftooda u huray halgankii gobonnimo doonka dalkeenna ayaa ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur...

Gudiga doorashooyinka oo diiwaan geliyay xisbiyo siyaasadeed

0
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka waxay maanta diiwaan geliyeen 8 Xisbi Siyaasadeed oo qeyb ka noqon doona Xisbiyadii ay Guddiga horey u diiwaan...

Faah Faahino ka soo baxaya Dagaal ka dhacay Dhuusamareeb

0
Dagaalka ayaa waxa uu maanta ka dhacay Caasimadda Dowlad-gobaleedka Galmudug ee Dhuusamareeb. Goob joogayaal  ku sugan magaalladaasi ayaa sheegaya  in  Ciiddan ka kala tirsan Booliska...

Dhageyso.Xildhibaan Cabdi Rashiid Cabdi Xakiim Warsame oo soo dhaweeyay Matalaada Siyaasadeed gobolka Banaadir

0
    Xildhibaan Cabdi Rashiid Cabdi Xakiim Warsame oo ka Tirsan Baarlamaanka Dawlad goboleedka Hir shabeele ayaa soo dhaweeyay Matalaada Siyaasadeed gobolka Banaadir uu ka helay...

Gudoomiyihii Ururka Naadafada Koofur Galbeed oo la dilay

0
Guddoomiyihii Ururka Dadka Baahiyayaalka Qaba (Naafadda ah) ee  Koonfur-galbeed Somalia , Marxuum Shariif Mukhtaar “Jiis” ayaa xalay lagu dilay Xero ay ku jiraan Dadka...

Deni oo baaq U diray Beesha Caalamka

0
Madaxweynaha DG Puntland, Saciid C/llaahi Deni waxa uu xalay ka qeyb galay Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Somalia oo lagu qabtay Waqooyiga magaalladda Gaalkacyo. Waxa u Khudbadiisa...

Madaxweynaha Soomaaliya saacadaha soo socda soo jeedin doona khudbad ku aadan 1da luulyo

0
Saacadaha soo socda ayaa la filayaa inuu Madaxweyne Farmaajo jeediyo Khudbadda  Munaasabadda Maalinta Xorriyadda iyo Israaca Somaaliya oo ku beegan maanta oo ay Taariikhdu...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...