25.4 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Dowladda Somaliya oo ka soo horjeesatay in dib loo dhigo dacwadda Badda

0
Iyadoo Bisha June ee fooda nagu soo hayso loo madalsan yahay in dib loo bilaabo dhageysiga Kiiska dacwadda ee Somaliya & Kenya ee yaalla...

Baarlamaanka Somaliya oo ku shiri doono Internet-ka

0
Kadib markii dalka dib ay ugu soo laabteen Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliya oo muddooyinkii dambe ku xanibnaa dalka Turkiga ayaa sida qorshaha...

Aabe  u dhashay dalka Filibiin oo taa-tika cusub  wilkiisa u adeegsaday  kadib madax adeeg...

0
  Aabe  u dhashay dalka Filibiin  oo u caalwaayay inuu wiilkiisa guriga ku ilaaliyo inta lagu jiro bandowga looga hortagayo faafista cudurka Corona ayaa la...

Norwey : intabadan Bulshada oo sanadkaan kaqeeb galidoonin xuska malinta qaranka

0
 Kalabar dadka  Norwey ayaa  waxay qorsheynayaan inay gurigooda joogaan  maalinta qaranka wadanka 17-May  ee Nasjonaldagen. Tani ayaa muujiyey cabsida lagaqabo cudurka safmarka ah ee Corona...

Trump oo ku hanjabay inay xiriirka u jarayaan Shiinaha

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan dooneyn inuu la hadlo madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, wuxuuna soo jeediyey in laga yaabo in gebi ahaan...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Magacaabay Wasiir ku xigeeno iyo wasiir dowlayaal

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa dhameystiray Golaha wasiirrada DGGM, waxaana uu caawa ku dhawaaqay Wasiir ku xigeenada iyo wasiir dowlayaal. Hoos...

 Norweey oo ku dhawaaqday xiliga lafuraayo safarada dibada

0
    Dowlada Norwey ayaa shaaca ka qaaday xiliga lafurayo socdaalka dibada taas oo dad badan ay sugayeen go,aanka kasoobaxo xukuubada. Ra'iisul wasaaraha  Norwey iyo qaar katirsan...

Siyaasigii aflagaadeeyey Caa’isha Romano oo raalli-gelin bixiyey

0
Siyaasiga Alessandro Pagano oo ka tirsan Isbahaysiga Mucaaradka ee Lega Nord ee dalka Talyaaniga ayaa ka noqday hadalkii gefka ah ee uu shalay ku...

Shirkad laga leeyahay dadlka Faransiiska oo soo-saartay dawada Covid-19

0
  Faransiiska ayaa sheegay inaysan wax la aqbali karo ahayn” in shirkadda Faransiiska laga leeyahay ee Sanofi ay mudnaanta koowaad siiso suuqyada Mareykanka haddii ay...

Ninkii weeraray Masjidka AL-Nuur ee xaafada Bærum oo maxkamad ka soo muuqday

0
  Philip Manshaus oo ahaa ninkii weeraray Masjidka-Al nur ee xaafada Bærum ayaa arbacadii maxkamad lahorkeenay . 22-jirkaan ayaa waxaa sidookale lagu eedeeyay dilka gabar walaashiis...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...