29.5 C
Mogadishu
Tuesday, April 7, 2026
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Midowga yurub oo wado qorsho si deg-deg ah xuduudaha lees kugu furayo

0
  Midowga yurub ayaa wado qorshe ay xuduudaha uga furayaan Yurub sida ugu dhaqsaha badan. Warbixinta ayaa lagusheegay in marka hore wadamada xuduud wadaaga ah...

Faah`faahino dheeri ah ayaa kasoo baxayo dagaal xalay kadhacay Muqdisho

0
  Dagaalkaan oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay waxaa uu Xaafada Soonakey ee degmada Hodan Gobolkan Banaadir ku dhex-maray Ciidamo ka...

Dowlada Talyaaniga oo shaacisay inay sharci siineyso Qaxooti gaarayo 5-boqol oo qof .

0
  Talyaaniga ayaa shaacisay inay sharci siineyso Qaxooti ku sugan dalkaasi oo tiradoodu kor u dhaafeyso nus milyan. Go’aanka dowladda ayaa yimid kadib markii Qaxootiga dalkaas...

Shabaab oo magacaabay guddi la socda xaaladaha Coronavirus

0
Ururka Al Shabaab ayaa markii ugu horeysay guddi u xil saaray xaaladaha Coronavirus, xilli kiisaska Coronavirus ee dalka laga diiwaangelinayo isa soo tarayan. Bayaan ka...

Australia:-Wasiirka maaliyadda ee dowlada Australia Qufac ku sooboday dartiis looga baaray Covid-19 !! (Sawirro)

0
Wasiirka maaliyadda ee dowlada Australia, Josh Frydenberg, ayaa xili uu khudbad u jeedinayay Baarlamaanka dalkaasi waxa uu mar qura kusoo booday qunfac xoogan ,waxaana...

Axmed Madoobe oo baaq u jeediyay Madaxda Dowladda (SAWIRRO)

0
Madaxwaynaha Jubbaland ayaa soo xiray shirka nabadaynta iyo dib u heshiisiinta Jubbaland, isaga oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay madasha shirka. Axmed Maxamed Islaam...

Rag loo heysto dilka Taliyihii Ciidanka Gorgor oo la xukumay

0
Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay xukun dil toogahso ah ku riday laba kamid...

Kheyre oo Guddoomiyey Shir looga hadlayay fatahaadaha soo laab laabtay

0
Mudane Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay kulan looga hadlay Xaaladda bini’aadninimo ee Beledweyne iyo gobalka Shabeellada Dhexe, ayaa ku baaqay gurmad deg deg ah...

Silvia Romano oo labaxday” Caaisha” si dhab ah ugu biirtay Diinta Islaanka

0
Maxkamad ku taalla dalka Talyaaniga ayaa furtay baaritaan ku aadan hanjabaad ka dhan ah Silvia Romano oo ah Haweeney Talyaaniga u dhalatay ee Afduubka...

SAWIRRO:Wabiga Shabelle oo ku fatahay xaafado ka mid Beledweyne

0
Wararka aynu ka helayno magalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya Wabiga Shabeelle oo maalmihi la soo dhaafay waday biyo aad u fara...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...