Home 2020
Yearly Archives: 2020
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh oo cambaareeyay dadkii lagu dilay Boondhere
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa cambaareeyay dadkii Shacabka ahaa ee Ciidanka Booliska ay xalay ku dileen degmada Boondheere ee gobolka Banaadir.
Waxaa...
Dowladda oo soo Bandhigtay Askarigii xalay dilka ka geystay Muqdisho
Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo Bandhigay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska oo xalay laba ruux oo shacab ah ku dilay agagaarka...
Gudoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle oo mooshin laga gudbiyay
66 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle ayaa Mooshin ka gudbiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi Sheekh Cismaan Barre Maxamed.
Gudoomiyaha baarlamaanka ayay ku eedeeyeen ku takfal...
Fiqi oo ka hadlay Sababta uu ku doortay Wasiirka Amniga Galmudug
Wasiirka Amniga Galmudug Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa War Saxaafeed kasoo saaray sababtii keentay in uu noqdo Wasiirka Amniga Galmudug, xilli uu ahaa Xildhibaan...
Duqa Muqdish Cumar Filish oo Xadgdub ku tilmaamay Bandowga Caasimadda
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud Filish oo degmada Boondheere kula hadlay Dadweyne Banaanbax dhigayay ayaa sheegay in uu ka xun yahay dadkii Shacabka...
Madaxweynaha somaliya oo lakulmay Gudiga kahortagga covid 19
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kaga qeyb galay dhanka Internetka kulanka Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 ayaa ka xog-wareystay...
Qof kii ugu horreeyay oo lagu tijaabiyay tallaalka fayraska Covid-19
Qof kii ugu horreeyay ee lagu tijaabiyay tallaalka fayraska Covid-19 ayaa ka bilowday Oxford.
laba qof oo mutadawiciin ah ayaa lagu duray tallaalka, waa tijaabadii...
Akhriso:- Liiska Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu dhawaaqay iyo Siyaasiyiin caan ah oo kasoo...
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa ku dhawaaqay Liiska golihiisa Wasiirada cusub oo sida la saadaalinayay ay kasoo muuqan doonaan siyaasiyiin waaweyn.
Liiska...
Sheekh Shariif oo ka hadlay Bandowga Habeenkii lagu soo rogay Muqdisho
Shiikh Shariif Shiikh Axmed Madaxweynihii hore ee soomaaliya ayaa dhaliilay bandowga bilaabanaya 7-da fiidnimo oo dowladda Federaalka Somalia ku soo rogtay magaalada Muqdisho bisha...
Alshabab Qaraxyo ku weeraray Saldhig ay ku sugan yihiin Ciidamada AMISOM
Waaberigii hore ee saaka ayaa waxaa qaraxyo waaweyn laga maqlay Saldhiga Ciidamo katirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ku leeyihiin degmada Baraawe oo ah...

























