Home 2020
Yearly Archives: 2020
Dawlada Talyaaniga oo deeq ku wareejisay Maamulka Gobolka Banaadir
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa dowladda Talyaaniga kala wareegay agab kala duwan.
Guddoomiyaha ayaa saraakiisha sar ee...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qayb galay Munaasabad looga hadlayay Is dhexgalka Bulshada
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Finish ayaa ka qeyb galay barnaamijka kulanka wadatashiga iyo is dhex-galka bulshada oo...
Shabaabka Ku sugan Buurta Calmadow ee Puntland oo Hub badan helay
Wararka ka imaanaya nawaaxiga Degaanka Durdur, oo ka tirsan Xeebta degmada Laasqoray, ayaa sheegaya in -shabaabka ku sugan buuraleyda Calmadow ay halkaas kala degtay...
Dowladda Etoobiya oo sheegtay in Ciidankeeda ay dileen shaqaale ka Tirsan Qaramada midoobay
Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ciidankeeda ay rasaaseeyeen shaqaalo ka tirsan Qaramada Midoobay, kaddib marki ay shaqaalahani ka gudbeen laba bar-koontarool oo aanan loo...
Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Wafdi ka socda Dawlada Ingariiska
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Xukuumadda Ingiriiska James Duddridge ayaa la wadaagay qorsheyaasha...
Madaxweyne Deni oo soo saaray Amar lagu xakameynayo Sicir bararka ka jira Puntland” Sawiro
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay ganacsatada qaybeheeda kala duwan, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Puntland.
Madaxweynaha oo hadal u...
Fariintaan wacyi-gelinta bulsho waxaa gacan weyn ka geestay Ururka Grece Center Peace and Development...
1) Raac tilmaamaha hay'adaha caafimadka si aad kaga bad-baadid cudurka Covid-19 adiga iyo bulshada aad la nooshahay.
2) Fadlan joog gurigaaga haddii aad isku aragto...
Uk oo naqatay wadanki ugu horeyay ee bilaabay talaalka covid-19
UK waxaa saakay si rasmi ah uga bilowday talaalka Covid-19 oo dhawaan sirasmiya u shaacisay waaxda caafimaadka ee wadankaasi.
Margaret Keenan oo isbuucan noqoneysa 91...
Guddiga Badbaadinta Doorashooyinka Qaranka ee Midowga Musharixiinta oo doortay Guuddoon
Guddiga Badbaadada Doorashooyinka Qaranka ee dhawaan ay magacaabeen golaha midawga musharrixiinta oo maanta Muqdisho ku yeeshay kulankoodii ugu horreeyay, ayaa doortay guddoomiye, guddoomiye ku-xigeen,...
Dawlada Soomaaliya oo Amaro ku soo rogtay Dadka Kenyaan ka ah ee Socdaalka...
Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro quseeya socdalka Muwaadiniinta kenyaanka ah ee doonaya inay soo gaaraan Dalkeena...
























