Home 2020
Yearly Archives: 2020
Sacuudiga oo dilay Nin weerar ku qaaday Fanaanii Ajaanib ah
Nin toorri la dhacay ugu yaraan saddex qof oo Spanish ah oo ka mid ahaa koox qoob ka ciyaar ku soo bandhigayey xaflad lagu...
Booliska Kenya oo soo badbaadiyay Haween Soomaali ah oo la la’aa
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Dowladda Kenya ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay ku soo badbaadiyeen in ka badan 16 Haween Soomaali ah, kuwaasi...
Duqa Muqdisho oo shaaciyay qaabka loo aasi doono dadka u dhinta Covid-19
Iyadoo ay sii kordhayaan kiisaska la xiriira Covid-19 ee dalka laga helay, islamarkaana dhimashada ay mareyso 7 ruux, ayaa Maamulka Gobolka Banaadir wuxuu shaaciyay...
Cabsi laga qabto fatahaad uu sameeyo Wabiga Shabeelle
Iyada oo saacadihii la soo dhaafay uu Roobka Guga ka da’ayay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa haatan soo baxaya cabsida laga...
Dowladda oo sheegtay inay kordheen tirada Coronavirus
Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka Bulshada, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa xaqiijisay in laba ruux oo kamid ah dadkii uu ku dhacay COVID-19 ay geeriyoodeen,...
Dadka udhinta Covid-19 dalka Mareykanka oo gaartay 37,000.
Tirada dadka ugeeriyooday xanuunka halista ah ee Corona Virus ayaa gaaray 154,000 Adduunko dhan , sida laga soo xigtay Jaamacada Johns Hopkins xarunteeda Maryland.
Wadan...
Dalka Ecuador dadka uu dilay Corona Virus oo laamiyadda daadsan
Tirada dhimashada la shaaciyay Ecuador ayaa ahayd 403, balse kiisaska tirada dhimashada ee cusub ee hal gobol ayaa gaartay kumanaan qof.
Dowladda ayaa sheegtay in...
Tifaftirihii Warbaahinta Goobjoog Media oo goordhaw xabsiga lagasii daayay
Waxaa goor dhoweyd xabsiga laga sii daayey C/casiis Axmed Gurbiye ka dib markii xabsiga u taxaaben ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya.
Sida ay sheegayaan warar lagu...
Dowladda Soomaaliya oo beenisay eedeyn loo soo jeediyay NISA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay warar been abuur ah oo qaar kamid ah warbaahinta Kenya ay ka tabiyeen taliska Hay’adda Nabad...
Qoor Qoor oo daahfuray xarunta Gudigga Covid-19 ee Galmudug
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa Daah furay Xarunta ay ku shaqeynayaan Gudigga Covid-19 ee Galmudug, Iyo Xarunta sheybaarka Covid-19...

























