Home 2020
Yearly Archives: 2020
Masaasijyada ku yaala muqdisho oo maanta saalada jimcaha lagu Tukan
Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka ayaan maanta laga Tukan saalada Jimcaha ka dib markii Amar ka soo baxay maamulka gobolka Banaadir lagu xiray Masjidyadaasi
Ciidamo...
Hay’addaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka iyo Deeq-bixiyayaasha oo ka shiray Dastuurka
Kulan laba geesood ah oo u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, Gudigga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta...
Dhageyso: Wasaarada Ganacsiga Hir shabeele oo baaq u jeedisay Ganacstada
Wasiirka wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha maamulka Hir shabeele Yaxye Ismaaciil ayaa waraysi uu bixiyay kaga hadlay Wacyigelin ay wasaarada ay wado kaas oo ku...
Puntland oo sheegtay in uusan Dhaqan gelin ay Amar ay soo rogtay
Wasiirka Warfaafinta Puntland Cali Xassan Axmed Sabareey, oo Saxaafadda u akhriyay warbixinta guddiga Puntland u qaabilsan ka hortagga cudurka Coronavirus, ayaa xaqiijiyay in uu...
Dhageyso :Odayaal iyo Culumaa.udiin xal ka gaaray Colaad Galbeedka Kismaayo ka Taagneyd
Odayaal iyo Waxgarad ka soo jeeda Galbeedka Magaalada Kismaayo ayaa ku guuleystay xalinta colaad u dhexeysay laba Beelood ee wada dega Galbeedka Magaalada Kismaayo
Suldaan...
Qarax caawa ka dhacay Hotel ku yaalla Jowhar .
Qarax ayaa la sheegay inuu caawa fiidnimadii ka dhacay magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe kaasoo daryankiisa laga maqlay meelo badan oo ka mid ah...
Madaxda ugu sareysa Sacuudiga oo iskaraantiilay
Warbaahinta Sacuudiga ayaa xaqiijisay in 150 ruux oo ka tirsan qoyska boqortooyada Sucuudiga laga helay cudurka Coronavirus.
Dadka Cudurka laga helay waxaa ka mid ah...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo sameystay ciidan madax jebis ah
Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa sameystay ciidan gaara, oo kuwa madax jebiska loo yaqaano ah.
Ciidamadan oo 70 askari gaaraya ayaa waxaa tababaray Ciidanka Militariga...
SAWIRO:-Dowladda Somalia oo la soo gaarsiiyey Qalab lagu baaro COVID 19
Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa waxa ay maanta Qalabka Baaritaanka Cudurka Corona soo gaarsiisey Magaalada Muqdisho.
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa qalabkaan...
Soomaalida ugu dhimatay Yurub Covid-19 oo siikordhayo
Xili intabadan siweey ugu siifaafayo dunida cudurka safmarka ah ee Covid-19 ayaa waxaa sii kordhayo Soomaalida u dhimaneeyo caronavirus.
Soomaali badan oo kunool wadamada yurub...

























