28.9 C
Mogadishu
Sunday, June 29, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Somaliya oo caawa xaqiijisay kiis cusub oo Coronavirus ah

0
Wasaaradda Caafimaadka Somaliya ayaa waxay xaqiijisay kiiskii 8aad oo Coronavirus ah, ka dib markii laga helay muwaadin degan Magaalada Muqdisho. Qofka xanuunka laga helay, oo...

Qarax Khasaaro geystay oo Caawa ka dhacay Magaalada Boosaaso

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax miino nooca dhulka aaso ah oo Caawa ka dhacay agagaarka hotelka Nakhiil ee Magaalada Boosaaso ee...

Kooxo hubeysan oo dhaqtar Caan ah ku dilay suuqa 2-baad Muqdisho

0
Kooxo hubeysan ayaa Magaalada Muqdisho ku dilay Dhaqtar Lagu Magacaabo Xasan xaayoow oo si weyn looga yaqaanay Muqdisho. Dilka ayaa ka dhacay  Degmada yaaqshiid gaar...

Madaxweyne shariif sheekh Axmed oo saxiixay buugga Tacsida Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Madasha Xsibiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa u Tacsiyadeeyay qoysaska Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomalaiya Nuur Xasan Xuseen...

Dhageyso:Madaxweyne Deni oo muddo ka dib Aqoonsaday Madaxweyne Qoor Qoor

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo  hadal jeediyay ayaa muujiyay in uu aqoonsaday madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor. Madaxweyne Deni, ayaa...

Ganacsade Jack Ma oo mar kale dalalka Afrika ugu deeqayo Qalabka Ka-hortaga COVID 19

0
Maalqabeenka weyn ee dalka Shiinaha ee Jack Ma ee leh Hay’adaha Alibaba Foundation iyo Jack Ma Foundationa ayaa la sheegay inuu Deeq dheeraad ah oo Qalabka...

Muhaajiriin Soomaali ah oo dhibaataysan, kana walaacsan COVID 19

0
Qaxootiga Soomaalida ku nool dalka Indonesia waxay cabsi xooggan ka muujiyeen inuu COVID 19 ku dhex faafo Dhismayaasha lagu hayo Qaxootiga. Bilowgii bishii hore ee...

Swdan oo naqatay wadanka ugu badan ee Soomaali ugu dhimato Covid 19.

0
Waxaa goordhaweed wadanka Swdan ugu geeriyooday Cudurka Coronavirus alla u naxariistee marxuun  Ahmed Momamud Egal oo hamid ahaa odayaasha sidaweeyn loogayaqaano wadankaasi . Marxuunka geeriyooday...

Darawalkii 5 -naad Soomaali ah oo magaalada London ugu geeriyooda Coronavirus.

0
Mid kamid ah darawalada Soomaalida ah ee ka Shaqeeya Magaalada London ee wadanka Ingoriiska ayaa u geeriyoodey Cudurka Coronavirus oo dalkaasi dad badan ugu...

Fahad Yaasiin oo Magacaabay taliyaha cusub ee Nabad sugida Gobolka Benaadir

0
Agaasimaha Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa Taliye cusub u magacaabay Nabadsugida Gobolka Banaadir. Fahad Yaasiin ayaa wareegto kasoo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...