Home 2020
Yearly Archives: 2020
Maxaa looga hadlayaa Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ee ka Furmay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen rooble ayaa xalane ka furay madashada iskaashiga Soomaaliya iyo beesha caalamka.
Ra’iisul wasaare Rooble oo khudbad ka jeediyay furitaanta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka oo diray Hambalyo ku aadan 70 guuradii ka soo wareegatay Aasaaska...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa Hambalyo diray hoggaanka, bareyaasha iyo ardayda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo u dabbaal dageysa sanad guuradii 70--aad...
Dawlada Federaalka Soomaaliya oo codsatay in la kala diro gudiga ka hortaga burcadbadeeda
Danjiraha qaramada midoobay ufadhiya Soomaaliya Amb Abuukar Daahir Cismaan Baalle oo wareysi gaar ah siiyay laanta afka Soomaaliga ee BBC ayaa sheegay in dowladda...
Madaxweynaha Puntland oo saacadaha soo socda ku soo wajahan Muqdisho
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maalmaha soo socda ku soo wajahan magaalada Muqdisho,
Xubno ka Tirsan Madaxtooyada Puntland ayaa u xaqiijiyay Warbaahinta Aaragticusub in...
banaan bax looga soo horjeedo Sicir bararka ka jira Puntland oo ka dhacay Magaalada...
Wararka ka imanaya Magaalada Garoowe ee Xaruunta Maamulka Puntland ayaa sheegaya in Boqolaal dadweyne ah maanta Banaan bax ka sameeyeen magaalada Gorawe, kuwaas oo...
Maamulka Jublnad oo Si Adag uga hadlay doorashooyinka ka dhacidoona Degaanada Jubland
Maamul goboleedka Jubbaland ayaa war ka soo saaray Arrimaha doorashooyinka dalka, xaaladaha kala guurka ah iyo faragelinta ay Dowladda Federaalku ka hayso gobolka Gedo...
Midowga Musharixiinta oo ka jawaabay Magacaabista Gudoomiye iyo Gudoomiye Xigeenka Gudiga doorashooyinka
Midowga Midowga Murashaxiinta ayaa ka Falceliyay go’aankii shalay ay guddiga doorashooyinka Heer federal ku doorteen guddoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen, wuxuuna ku hanjabay inuu qaadayo...
Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyay dadaalka Xukuumdda Soomaaliya ee Doorashooyinka Dalka
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku bogaadiyay dadaalka ballaaran ee ay gelisay arrimaha doorashada iyo fulinta doorkii Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Booliska Oslo oo caawa al-baabada iskugu dhiftay mid kamid ah maqayadaha Somaalida.
Xili cudurka Covid-19 dunida si aad ah ulatacaaleyso is lamarkaana si aad ah ugu siifidayo dunida ayaa dowlada Norway waxa ay maalin walba soo...
Gudiga Doorashada ee Heer Federaal oo Gudoomiye iyo Ku Xigeen doortay.
Guddiga doorashada ee Heer federaal ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ku doortay guddoomiye Xilli uu jiro Caqabado ku saabsan guddigan ay...

























