Home 2020
Yearly Archives: 2020
Faah’faahin kasoo bexeeyso dagaalo ka dhacay Shabeellaha Dhexe
Faah faaihno dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaalo culus oo deegaannada Raaxooy iyo Ceelka Geeloow oo kamid ah deegaannada hoostaga degmada Balcad...
Al Shabaab oo xukun dil ah ku filisay nin marxuun kale horey udilay.
Fagaare kuyaal degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose ayaa lagu toogtay nin lagu helay in uu dil u geestay ruux kale, waxaana fagaaraha dilkan...
QM oo ka hadashay Tallaabo ay qaadey Dowladda Soomaaliya
Warsaxaafadeed kasoo baxay Hay’adda Qaxootiga aduunka ee UNHCR ayaa lagu sheegay in la soo dhaweynayo hanaanka dowladda Soomaaliya ay ku ogolaatay heshiiska Midowga afrika...
Xubno sar sare oo katirsan Qoyska Boqortooyada Sacuudiga oo la xiray
Warbaahinta Caalamka kuwooda ugu afka dheer ayaa tabiyay in xabsi la dhigay xubno katirsan Qoyska Boqortooyada Sacuudiga, waxaana xariga xubnahan la sheegay in uu...
Midowga Afrika oo War kasoo saaray xiisada u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya
Midowga Afrika ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee xiligan u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya , waxaana labada dal midbo midka kale eedeymo culus isku...
Dhageyso: Bankkiga Aduunka oo Soomaaliya ugu deeqay 45 milyan oo doolar ah
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka hadlayay munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Bangiga Adduunku uu Soomaaliya ugu...
Gudoomiyaha Golaha shacabka oo la kulmay safiirka Norway ee Soomaaliya
Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mas’uuliyiin ka tirsan Safaaradda Norway ee Soomaaliya oo ay...
Dhageyso : Ra’iasla Wasaare kheyre oo daahfuray munaasabada 60 guurada Soomaaliya
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo daah furay munaasabadaha weyneynta xuska 60 Sano guurada xorriyadda iyo midnimada Soomaaliyeed oo lagu...
Bangiga Adduunka oo ku dhowaaqay in Soomaaliya ay bixisay deyntii uu ku lahaa
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bixisay lacagihii Hay’adda horumarinta Caalamiga ah ay ku laheed Soomaaliya si loo dhameystiro soo celinta xiriirka caadiga ah ee Soomaaliya...
Marwada Qaranka iyo Madaxweynaha Koofur galbeed oo dhagax dhigay xaruun Caafimaad
Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa si wada...

























