Home 2020
Yearly Archives: 2020
Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay Shirka Meertada 13-aad ee Midowga Afrika
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Meertada 13-aad ee aan caadiga ahayn ee Shirka Midowga Afrika ayaa soo bandhigay...
Midowga Musharixiinta oo Magacaabay Gudi loogu magacdaray badbaadada Doorashooyinka dalka
Midowga Musharaxiinta ayaa maanta magacabay guddi ka kooban 28 xubnood, oo loogu magac daray Guddiga Badbaadinta Doorashooyinka Dalka, ka dib shir ay musharaxiinta maanta...
Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya oo M/Baladweyne kula kulmay Saraakiil Ciidan + Sawiro
Wasiirka Arrimaha gudaha ee Xukuumadada Federaalka Soomaaliya Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiran kullan kula yeeshay Saraakiisha ciidanka qalabka sida ah...
Gudoomiye Cumar Finish iyo Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Maxay ka wadahadleen ?+ Sawiro
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay qaar kamid ah ganacsatada Suuqa bakaaraha...
Midowga Musharixiinta oo Dawlada Soomaaliya ku Eedeeyay in ay Xaraasheyso Ceelasha Shidaalka Dalka
Midawga Musharrixiinta doorashooyinka dalka ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay uga hadleen arrimaha doorashooyinka, xaaladda Beledweyne iyo Qorshaha Xaraashka Shidaalka.
Midowga Musharaxiinta ayaa...
Maamulka Puntland oo War Culus ka soo saaray Xakameynta Sicir Bararka
Maamulka Puntland ayaa xalay go’aan kale ka soo saartay xakamaynta sicir-bararka baahsan ee ka jira gudaha Puntland.
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland, ayaa amar ku siiyay...
Xaflad lagu Taageerayay Musharax Xildhibaan Cabdiraxmaan Iidoow Abuukar oo ka dhacday Magaalada Muqdisho
Munaasabad ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa lagu Taageeray Musharax Cabdi Raxmaan Iidoow Abuukar oo u Taagan qabashada Kursiga Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ee Beesha...
Soomaaliland oo soo dhaweeysay qorshaha Ciidanka Marayknaka looga saarayo Soomaaliya
Maamulka Soomaaliland ayaa ka hadlay Go,aanka ciidanka Maraykanka looga saarayo Soomaaliya taasi oo ka dambeysay ka dib markii madaxweynaha xilka ka siidegaya ee maraykanka...
Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir oo Dawlada Federaalka iyo Cali Guudlaawe ku Eedeeyay Colaada ka Taagan...
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdi raxmaan Cabdi shakuur Warsame ayaa ku dhaliilay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay mas'uul ka tahay xiisadaha colaadeed ee ka taaggan...
Xafiiska Difaacaha Puntland oo War k soo saaray Sicir bararka ka jira Suuqyada Puntland
Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland, ayaa war ka soo saaray cabashooyinka iyo dibad-baxyada ka dhashay sicir-bararka ee ka dhacay Puntland.
Qoraal ka soo baxay Xafiiska...