28.9 C
Mogadishu
Saturday, June 28, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Askari lagu dilay Magaalada Dhuusamareeb

0
Wararka ka imaanaya Degmada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in askari ka tirsanaa ciidanka Ahlu Sunna Waljamaaca dilloogu geystay Degmadaasi oo xaruunta Maamulka Galmudug Dilka ayaa waxaa...

Baarlamaanka Puntland oo Hal Arin isku khilaafsan

0
Golaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta leh fadhi ay uga arrinsanayaan dood dhinaca awoodda ah oo maalmihii la soo dhaafay u dhaxeysay Xukuumadda...

Booliska Kenya oo Hawlgal ku qabtay mukhallisiin ku dhuumaaleeysanayay Xaafada Islii

0
Booliska dalka Kenya ayaa howlgal ka sameeyay Xaafada ay Soomaalida ku badan tahay ee Islii ee Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Howlgalka ay sameeyeen...

Dhageyso: Madaxweyne Lafta Gareen oo xil ka qaadis ku sameeyay Wasiiro ka Tirsan Maamulkiisa

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya C/Casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa xilka qaadis ku sameeyay qaar ka mid ah Wasiirradiisa waxaana uu magacaabay...

Mursal oo Xubno ka Tirsan Beesha Caalamka kala hadlay doorashada 2021

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa kulan la qaatay Wakiilo Ka Kala Socday UN, USA Iyo...

Dhageyso : Wasaiir Caadle oo sheegay in shabaab ay Go,doomiyeen wadooyinka Balcad iyo Jowhar

0
Wasiirka arrimaha gudaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa sheegay in Maamulkiisa uu u maaro waayay Al-shabaab sida uu ka sheegay shir uu...

Dhageyso: Cumar Finish oo sheegay shabaab iyo Dadka keenay Adeega FOREX Waa isku mid.

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud ayaa waxaa uu sheegay in Ganacsiga Forex iyo AL-shabaab ay isku midyihiin. Isaga oo ka hadlayay...

Ali Mahdi Mohamed oo dhaliilay Madaxda sare ee dowlada Federaalka.

0
Muqdisho,Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Mudane Ali Mahdi Mohamed ayaa dhaliil xoogan u jeediyay Madaxda sare ee dowlada Federaalka. Ali Mahdi oo maanta ka hadlayay kulan...

Dawlada Fedeeraalka iyo Hay’adda WFP oo Heshiis kala saxiixday

0
Dowladda Soomaaliya iyo Barnaamijka Cuntada Aduunka ee loo soo gaabiyo (WFP) ayaa kala saxiixday heshiis is faham ah kaas oo Dalka dhan loogu sameynayo...

Hay’adda Socdaalka oo xaruun cusub ka furtay Muqdisho

0
Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa maanta xarunteeda 2aad ee Gobolka Banaadir ka furatay Magaalada Muqdisho. Xaruntan oo laga dhisay Degmada C/Casiis ee Magaalada Muqdisho...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...