28.9 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Maamulka Soomaliland oo Mamnuucay Adeega FOREX

0
Maamulka Somaliland ayaa mamnuucay ka ganacsiga sarrifka lacagaha Internet ka ee loo yaqaan FOREX. Wareegto uu Kusaxiixanyahay Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Somaliland ayaa lagu amray...

shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Magaalada muqdisho

0
Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu qabtay Shir looga hadlayay  howl-gallo ballaaran oo ka dhana Al-shabaab kaasi oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

IGAD iyo Midowga Afrika oo ka shiray xaalada Soomaaliya

0
Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya, danjire Francisco Madeira ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay xoghayaha fulinta Urur-goboleedka Horumarinta (IGAD),...

Dawlada Federaalka oo safiir cusub u magacaawday Dalka Turkeministan

0
Haweeneyda Guddoomiyaha ka ah Barlamaanka dalka Turkemenistaan, Gulshat Sahyewna Mammedova waxay Waraaqaaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoontay Danjirahacusub ee Somalia uga wakil noqon doona dalkaasi,...

Ra’iisal Wasaare kheyre oo booqday xaruunta xisbiga

0
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya xassan Ali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tegay dhismaha guriga xukuumadda (Ex-xaruntii xisbiga) oo lagu wado dib-u-dhis ballaaran. Mudane Xasan...

Wafdi ka socda Itoobiya oo gaaray Hargeysa

0
Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland waxaa gaaray Wafdi wasiirro ah oo ka socda Dowladda Federaalka ah ee Waddanka Itoobiya. Wefdi uu hoggaaminnaayo Wasiirka Dhaqaalaha...

Sacuudiga oo Cafiyay kharash Duulimaad oo lagu lahaa Dad Ajnabi ah oo Soomaali ay...

0
Muqdisho :  Dowladda Sacuudiga waxay shalay soo saartay Go’aan Degdeg ah oo Tas-hiilaad iyo Fududeyn lagu siinayo Muwaadiniinta Shan Waddan oo ay Soomaalida ku...

Puntland oo Hakisay shaqada shirkadaha Xajka iyo Cumrada

0
Muqdisho : Qoraal ka soo baxay Xafiiska wasiirka Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqan-celinta Puntland  Cawil Sheikh Xaamud Maxamed, ayaa lagu hakiyay shaqada dhammaan...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay gobalka shabeelaha Hoose

0
Muqdisho : Al-shabab ayaa sheegtay in saaka ay weerar ku qaadeen saldhigyo Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka ay weerar ku qaadeen. Saldhigyada ayaa ku...

Dagaal dhexmaray Ciidanka Jubland iyo shabaab

0
Muqdisho : Ciidamo ka Tirsan Daraawiishta Jubbaland oo ka baxay magaalada Kismaayo  kuna sii jeeday magaalada Dhoobley ee isla gobolka Jubbada hoose ayaa dagaal...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...