Home 2020
Yearly Archives: 2020
Wariye Goordhaw lagu dilay Degmada Afgooye.
Afgooye,Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in Wariye u shaqeynayay TVga Universal iyo Idaacadda Kulmiye lagu dilay degmada Afgooye ee Gobolka...
wafdi ka socda IGAD iyo Dawlada Federaalka oo kulan ku yeeshay Magaalada muqdisho
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa magaalada Muqdisho kuyeeshay kulan wada-tashi ku saabsan hannaanka Ilaalinta nabad galyada iyo wada shaqeynta heer Gobol...
Faysal Ali Waraabe”Madaxweyne aan tagi karin gobolada uu Maamulo ma aha in loo oglaado...
Hargeysa,Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Ali Waraabe aya ka horyimid booqashada la filayo in dhawaan Hargeysa ku tago Madaxweyne Farmaajo.
Faysal Ali Waraabe...
Golaha Wasiirada Somaliland oo ogolaaday Imaatinka Madaxweyne Farmaajo.
Hargeysa, Golaha Wasiirada Maamulka Somaliland ayaa maanta kulan ku yeeshay Hargeysa ayaa ka dooday codsi ka yimid Madaxweyne Muuse Biixi.
Codsiga ayaa ahaa in Golaha...
Raisul wasaare kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku wajahan beled-xaawo.
Muqdisho, Raisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Ali Kheyre iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa maalmaha Soo aadan ku wajahan degmada beled-xaawo ee gobolka...
Kenya oo u diiday Dawlada Cuba in lacag ay ku soo furato dhaqaatiir laga...
Madaxda Dowladda Kenya ayaa diidday soo jeedin ka timid Dowladda Cuba oo la xiriirta in Madax furasho laga bixiyo labada dhaqtar ee u dhashay...
Dhageyso .puntland oo u hanjabtay Dawlada Federaalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee
Puntland Axmed Muuse Nuur Yare, ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay doonayso in ay ciidamo badan ku soo daabusho gobolka...
Faah Faahino kasoo baxaya Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay Muqdisho
Sida aan wararka ku helnay qaraxa ayaa haleelay gaariga Cabdi Bille ah , waxaana la sheegay in qaraxaasi khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac...
Madaxweyne Qoor Qoor oo tagay xeryo ciidan oo kuyaala Dhuusomareeb (Daawo Sawirada)
Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye(Qoor Qoor) iyo Xubno la socda ayaa maanta booqdey xarumaha Ciidamada kala duwan ee ka howlgala deegaanada Galmudug.
Madaxweynaha ayaa...
Xukun lagu riday agaasime ka tirsan Gobolka Banaadir oo loo heysto Al-shabaabnimo
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun ku ridday masuul ka tirsanaa maamulka Gobolka Banaadir kaas oo loo heystay Shabaabnimo.
Ku Simihii Agaasimaha Shaqadda...

























