Home 2020
Yearly Archives: 2020
Dadkii ugu tirada badnaa oo hal maalin u dhintay Cudurka Carona
Dalka Shiinaha waxaa ka taagan xaalad adag oo ka dhalatay cudurka halista ah ee ka dilaacay qeybo kamid ah dalkaasi, waxaana cudurka Caronavirus hada...
Dagaal faraha looga gubtay oo dhax maray Ciidamado Itoobiya iyo maleeshiyada Macawiisley
Wararka aan ka heleyno gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culus uu dhax maray ciidamo Itoobiyaan ah iyo maleeshiyada loo yaqaan Macawiisley, waxaana dagaalkan...
Ra’isul Wasaare Kheyre oo la sheegay in saamiga ugu weeyn Suuqa Forex oo leeyahay.
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo katirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in Xafiiska Raysulwasaare Kheyre shaqadiisii maalmahaan u weeciyey...
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya iyo Taliyaha hawlgalka AFRICOM oo kulan la qaatay Axmed Madoobe
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qaabilay Safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Donald Yomamoto iyo Taliyaha howlgalka...
Jubbaland oo DF ku eedeysay dagaalkii maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo
Wasiirka warfaafinta Dowlad-goboleedka Jubbaland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dowlada Somalia ay ka dambeysay iska horimaadkii maanta ka dhacay...
Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiilka QM ee Soomaaliya
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Ergayga Qaramada Midoobay ee u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ee James...
Farmaajo oo kormeeray Xarunta Tirakoobka Ciidanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa kormeeray Xarunta Tirakoobka Ciidanka Qalabka Sida oo lagu...
Faah faahin kasoo baxeysa Iska horimaad ka dhacay Kismaayo
Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka ka dhacay Iska horimaad u...
Haweeney Farteeda ku waysay Gacan ka hadal goordhaw ka dhacay Masjidka Towfiiq ee Oslo.
Oslo, Sida Booliska Oslo xaqiijiyeen laba dumar ah ayaa dagaal xoogan waxa uu ku dhex maray Masjidka Soomaalida ee Oslo.
Haweenkaan ayaa la sheegay in...
Lafta gareen oo Gudi farsamo u Magacaabay dad si sharci daro ah ku dhistay...
Baydhabo, Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Abdi Casiis Ahmed Mohamed (Lafta-gareen) ayaa maanta wareegto ku magacaabay Gudi farsamo oo soo qiimeeya dad si sharci daro...

























