Home 2020
Yearly Archives: 2020
Wasiir Dubbe oo maanta ka qayb galay 11 guuradii ka soo wareegatay Qaraxii hotel...
Wasiirka Warfaafinta XUkuumadda Federaalka Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe,ayaa maanta ka hadlay xuska sanadguurada 11aad ee ka soo wareegatay Qaraxii ii ka dhacay Hoteel Shaamoow...
Baarlamaanka Puntland oo Xasaanadii ka qaaday 8 Mudane
Xdildhibaanada Baarlamanka Puntlan, ayaa maanta xasaanaddii Xildhibaannimo ka qaaday 8 Mudane oo ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland.
Mooshin deg ah oo oo la horgeeyay Xildhibaanada...
Fal argagax leh oo ka dhacay degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir
Fal argagax abuuray ayaa ka dhacay xaafad ka tirsan degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, kadib markii nin toorey ku hubeysan uu dilay hooyadiis.
Cabsiiye Caddaan...
Weerar loo adeegsaday gaari oo ka dhacay dalka Jarmalka
Sida ay xaqiijiyeen booliiska Magaalada Tier oo ku taala galbeedka Jarmalka, shan qof ayaa dhimatey, dhowr iyo toban qofna wey dhaawacmeen kadib markii qof...
Xildhibaan Mahad Salaad oo Eedeeyn Kulul U jeediyay Wasiir Cismaan Dubbe
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka Tirsan Golaha shacabka ee Baarlamaaka Soomaaliya, ayaa Weerar Afka ah ku Qaaday Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Cimaan Dubbe,
Xildhibaan...
Xildhibaano ka Tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo diiday Go,aankii Gudoomiyaha Aqalka Sare
Ku dhawaad 47 Xildhibaan oo ka Tirsan labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya kana soo jeeda gobolada waqooyi, ayaa sheegay guddoomiyaha aqalka sare in uusan...
Mudaaharaad ballaaran oo ka dhacay Degaano ka Tirsan Puntland
Banaanbax weyn oo ay dhigeen ay dad ka caraysan go’aan uu shalay soo saaray madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ka dhacay magaalada...
Taliska Ciidanka Puntland ee gobolka Nugaal oo soo bandhigay Khamri iyo Maandooriye
Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ayaa sheegaya in Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal uu maanta soo bandhigay Kartoomo ay kku jiraan dhaloooyin Khamri ah...
Madaxweyne Farmaajo oo u magacaabay Danjire Yuusuf-Garaad Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ugu magacaabay Danjire Yuusuf-Garaad Cumar in uu noqdo Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika,...
Midowga Musharixiinta oo Eedeeyay Dawlada Madaxweyne Farmaajo
Kulan ay magaalada Muqdisho ay ku yeesheen midowga musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa ay uga digeen dowladda Federaalka Soomaaliya in ay olole siyaasadeed u...