26.9 C
Mogadishu
Saturday, June 28, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Maxkamada sare ee shiinaha oo maanta go,aan ka gaaraya in la dilo dadka...

0
Maxkamada sare ee wadanka Shiinaha aya maanta ka fariisanaya kiis loo gudbiyay ee ah in la dilo dadka qaba cudurka coronovirus. Cudurkaan ayaa ah mid...

Puntland oo xirtay xafiiskii Gudiga Doorashooyinka Qaranka(Warsaxaafadeed).

0
Garoowe, War qoraal ah oo goordhaw ka soo baxay Maamulka Puntland ayaa lagu amray in la xiro xafiiska Gudiga doorashooyinka Qaranka ee ku yaalay...

Kooxo hubeysan oo wiil dhalinyara ah ku dilay Muqdisho.

0
Muqdisho, Kooxo Bastoolado ku hubeysan ayaa maanta wiil dhalinyara ah ku dilay Magaalada Muqdisho. Dilkaan oo ka dhacay Degmada Howlwadaag ayaa ahaa mid kooxaha hubeysan...

Nabadoon Shabaab ka tirsanaa oo isku dhiibay Ciidamada Jubbaland.

0
Kismaayo, Mid ka mid ah nabadoonada ka tirsanaa Maamulka Alshabaab ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidamada Jubbaland. Nabadoonkan oo lagu magacaabo Ugaas Maxamed Macallin Muxumed...

Madaxweynaha Galmudug Garabka Ahlu-sunna oo War cusub soo saaray

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug garabka ahlusunna Dr Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa amray in Golaha Wasiirada Galmudug ee la magacaabay 13/10/2018 ay howlahooda...

Madaxweyne Donald Trump oo ka bad baaday Xil ka qaadis.

0
Washington,Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa ka badbaaday xil ka qaadis ay damacsanaayeen siyaasiyiinta xisbiga dimuqraadiga ee aqalka Kongreska, kadib markii lagu waayay wax dembi...

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo Qarax miino ka bad baaday.

0
Muqdisho, Wararka goordhaw soo baxay ayaa sheegaya in Gaari uu lahaa xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka qarax lala eegtay. Qaraxaan oo ka dhacay Xaafada Taleex ee...

Mareykanka oo Wadahadal ugu baaqday dowladda Dhexe iyo dowlad goboleedyadda.

0
War kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa loogu baaqay dib u heshiisiin iyo wada shaqeyn dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada. Safaaradda ayaa  ku boorisay...

Deg deg booliska Puntland oo xiray Wariye Cumar Maxamed Soone.

0
Ciidanka Booliska ayaa caawa Garowe ku Xiray Wariye Omar Mohamed Soomane oo dhawaan ku biiray shaqaalaha Madaxtoyada Puntland. Cumar Maxamed Soone ayaa ahaa Wariyaha gaarka...

Deg deg Nabad Suggida oo xabsiga dhigtay Xasan Top.

0
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Hay,adda Nabad Suggida Somaliya ay xirtay Xasan Top oo ka mid ah dhalinyarada caanka ka ah Youtobe-ka. Saraakiil ka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...