25.7 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Abdirahman Abdishakuur” Ma mudneen Daauud in sidaan loo aaso”

0
Jigjiga, Abdirahman Abdishakuur Warsame ayaa aad uga horyimid qaab maamuuskii shalay loo sameeyay Aaska Allaha u Naxariistee Daauud Ali Masxaf ee ka dhacday Magaalada...

Alshabaab oo la wareegay deegaanka Ceelcade.

0
Baladweyne, Ciidamo hubeysan oo ka tirsan Alshabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay la wareegeen Deegaanka Ceelcade ee Gobolka Hiiraan. Ciidamada ayaa la sheegay in...

Abrahman Tuuryare oo isaga baxay Musharaxnimada Madaxweynaha Galmudug.

0
Dhuusa,Mareeb, Warar hoose oo aynu helnay ayaa sheegaya in Abdirahman Tuuryare isaga baxay musharaxnimada xilka Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug. Wararka ayaa tilmaamaya in Tuuryare uu...

Hay,adda Socdaalka oo hakisay Codsiyada Baasaboorka.

0
Muqdisho, Hay,adda Socdaalka iyo jinsiyadaha Dowlada Federaalka ayaa joojisay qabashada dadka soo dalbanaya Baasaboorada. War qoraal ah oo ka soo baxay Hay,adda ayaa lagu xusay...

Dowlada Federaalka oo Ciidamo fara badan geysay Gobolka Gedo.

0
Gedo, Ciidamo fara badan oo ka socda Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay gaareen Gobolka Gedo. Ciidamadaan oo laga qaaday Magaalada Muqdisho...

Mid ka mid ah Gacan yarayaasha Ahmed Qoor qoor oo isku sharaxay M/weynaha Galmudug.

0
Muqdisho, Wararka caawa naga soo gaaraya Magaalada Dhuusa-mareeb ayaa sheegaya in mid ka mid ah Gacan yarayaashii Ahmed Qoor Qoor isku sharaxay xilka Madaxweynaha...

Ciidamo ka tirsan dowlada oo askari NISA ku toogtay Muqdisho.

0
Muqdisho, Ciidamo ka tirsan Dowlada ayaa lagu soo waramayaa in caawa toogasho ku dileen Askari dhar cad ahaa oo ka tirsanaa Nabad sugida NISA. Ciidamada...

Madaxweyne Xaaf oo magacaabay Taliye-yaal cusub.

0
Madaxweynaha weli talada Galmudug haya, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa waxaa uu magacaabay Taliyaha Amniga ee Gobolka Mudug iyo Kuxigeenkiisa. Madaxweynaha ayaa wareegto uu soo...

Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdi uu hogaamiyo oo ka amba baxay Muqdisho.

0
Muqdisho,Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mohamed Mursal Sheekh Abdirahman iyo wafdi uu hogaamiyo ayaa ka amba baxay garoonka Diyaaradaha Muqdisho. Wafdiga Gudoomiyaha ayaa la sheegay in...

Here is Norway’s new minority government

0
Oslo,Solberg presented her new government and ministers this afternoon at Slottsplassen in Oslo, meaning Norway has been granted a minority government for the first...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...