Home 2020
Yearly Archives: 2020
Golaha Wasiirada oo ansixiyay Heshiiska kaalmeynta deyn cafinta Norwey (Sawiro).
Muqdisho,Kulan maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Dowlada Federaalka ayaa lagu ansixiyay kaalmeynta heshiiska deyn cafinta Dowladda Norwey.
Kulankaan oo shir gudoominayay Ra,isul wasaare Hassan Ali...
NISA oo sii deysay Gudoomiye ku xigeenkii Rugta ganacsiga Gobolka Banaadir.
Muqdisho, Saraakiisha ciidamada NISA ayaa sii daayay Gudoomiye ku xigeenkii Rugta ganacsiga iyo Warshadaha Gobolka Banaadir.
Warar goordhaw soo baxay ayaa sheegaya in Gudoomiye ku...
khasaaraha ka dhashay dhul gariirkii Turkiga oo sii kordhaya.
Ankara, Waxaa sii kordhaya tirada dhimashada dhul gariirki xalay ku dhiftay bariga dalka Turkiga.
Warbaahinta Gudaha Turkiga ayaa ku waramaya in ilaa iyo hada la...
Ciidamada dowladda oo Qof Shacab ah ku dilay Muqdisho (Sawiro).
Muqdisho,Askar ka tirsan Ciidamada dowlada ee ku sugan agagaarka Isbitaal digfeer ayaa goordhaw qof Rayid ah ku dilay Halkaas.
Dad goob joogayaal ah oo la...
Dowladda Federaalka oo ka hadashay Xarigii Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir(Aqiro).
Muqdisho,Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cali Xasan ayaa ka hadlay xarigii dhawaan ciidamada NISA u geysteen Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Gobolka...
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho.
Muqdisho,Qarax xoogan ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho kaasi oo sababay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Qaraxaan ayaa lala eegtay gaari ay saarnaayeen ciidamo...
Dhul gariir ka dhacay Wadanka Turkiga (Sawiro).
Ankara,Dhul gariir xoog leh ayaa xalay ku dhuftay bariga wadanka Turkiga,kaas oo geystay khasaarooyin isugu jiray dhimasho, dhaawac iyo bur bur.
Dhul gariirka ayay warbaahinta...
Wasaarada Waxbarashada DFS oo sheegtay in shahaado la siin doonin ardayda Puntland.
Muqdisho,Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abdullahi Goodax Bare ayaa shaaca ka qaaday in shahaado waxbarasho la siin doonin Ardayda Puntland.
Goodax ayaa xusay in...
Yaa loo Magacaabay Wasaaradda Cadaalada ee Hoos tagta Hay,adda UDI-da?
Oslo,Ra,isul wasaare Erna Solberg ayaa maanta ku dhawaaqday Golaheeda wasiirada.
Golaha Xukuumada Cusub oo ka kooban 20-xubnood ayaa waxaa qeybsaday sedexda xisbi ee kala ah...
Erna Solberg oo goordhaw ku dhawaaqday Golaheeda Wasiirada (Aqriso).
Oslo, Ra,isul wasaare Erna Solberg ayaa goordhaw shaaca ka qaaday Xubnaha cusub ee Golaheeda Wasiirada.
Erna ayaa Golaheeda wasiirada ku soo dartay Hogaamiyihii Xisbiga KRF Knut...

























