Home 2020
Yearly Archives: 2020
M/ Xaaf oo ku dhawaaqay doorahada G/lmudug xiliga ee dheceeyso.
Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), Madaxweynaha weli talada Galmudug haya ayaa waxaa la gaarsiiyay illaa laba milyan oo dollar, oo looga caawinayo hawlaha la xiriira...
Kenya oo beenisay in Ciidamadeeda cowska ku dhuunteen marki ay soo weerareen Alshabaab.
Nairobi,Warbixin lagu daabacay shalay Wargeyska New York Times ayaa lagu sheegay in ciidamada kenya Cowska ku dhuunteen markii ay soo weerareen Alshabaab saldhig ciidan...
Tibor Nagy oo la kulmay Ra,isul Wasaare kheyre iyo qeybaha kala duwan ee bulshada...
Muqdisho, Kaaliyaha Xoghayaha Arimaha dibadda Mareykanka ee Arimaha Afrika Tibor Nagy ayaa kulan la qaatay Ra,isul Wasaare Kheyre iyo qeybaha kala duwan ee bulshada...
Erna Solberg oo lagu wado in maanta ku dhawaaqdo Golaheeda Cusub ee Wasiirada...
Oslo, Ra,isul Wasaaraha Wadanka Norwey Erna Solberg ayaa lagu wadaa in maanta ku dhawaaqdo Golaheeda Wasiirada Cusub kadib ka bixitaankii Dowladda ee Xisbiga FRP.
Warbaahinada...
Ahmed Madoobe oo Nairobi kula kulmay Safiirka Mareykanka ee Arimaha Soomaaliya (Sawiro).
Nairobi,Madaxweynaha Jubbaland Ahmed Madoobe ayaa Magaalada Nairobi kulan kula Qaatay Safiirka Mareykanka u Qaabilsan arimaha Soomaaliya.
Ahmed Madoobe iyo Donald Yamamoto ayaa looga hadlay arimo...
NISA oo xabsiga dhigtay Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir.
Muqdisho,ahay,adda Nabad sugida qaranka ayaa maanta xabsiga dhigtay Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Gobolka banaadir iyo ku xigeenkiisa.
Warar hordhac ah oo ay heshay warbaahinta ayaa lagu...
Shil sababay dhimashada laba ruux oo ka dhacay Muqdisho(Sawiro).
Muqdisho,Shir sababay dhimashada laba ruux ayaa goordhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Shilkaan oo ka dhacay Suuqa bakaaraha ayaa la sheegay in gaari weyn oo nooca...
Maqaayad kaliya uu sheekeyn kara qofkii dadka kale shaaha ka bixiya.
Xiingalool, Maqaayad ku taala deegaanka Xiingalool ee Gobolka sanaag ayaa laga dhaqan galiyay sharci ku cusub gudaha wadanka Soomaaliya.
Sharcigaan ayaa dhigaya in sheekadiisa la...
Soomaaliya oo hogaaminaysa Wadamada ugu musuq maasuqa badan dunida.
Muqdisho,Soomaaliya ayaa wali kaalinta hore uga jirta Wadamada ugu musuq maasuqa badan dunida.
Warbixin ay soo saartay hay,adda Transparency International ayaa lagu xusay kaalimaha dhanka...
Somaliland oo si kulul uga hadashay Hadalkii Abdirahmaan Guulwade.
Hargeysa,Maamulka Somaliland ayaa si kulul uga hadlay hadalkii ka soo yeeray Abdirahman guulwade ee ahaa in dowladii kacaanka ku saxsaneed weerarki ay u geysatay...

























