26.9 C
Mogadishu
Saturday, June 28, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Xildhibaan Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow oo oo lagu xiray Hargeysa

0
Wararka ka Imaanaya magaalada Hargeisa ayaa sheegaya in Xildhibaan Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow oo ka tirsan Golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya ahna musharrax madaxweyne maanta...

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Eedeeyay Xubno ka Tirsan Dawlad goboleedyada

0
Wasiirka Wasaarada warfaafinta ee  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa ku dhaliilay Xubno ka Tirsan dowlad goboleedyada in ay mas,uul ka yihiin dib u...

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy AXmed oo ku dhawaaqay in dagaalkii gobolka Tigray uu dhammaaday

0
Ra’iisul Wasaaraha Dalka Ethiopia Abiy AXmed ayaa ku dhowaaqay inuu dhammaaday dagaalka gobolka Tigray kadib markii ciidamada dowladda ay si buuxda ula wareegeen gacan...

Axmed Madoobe oo Eedeeyay Dawlada Federaalka Soomali asheegayna in uu bedelayo Gudiga Doorashada

0
Madaxwaynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ku eedeeyay dowladda dhexe inay "afduubaneyso," doorashada soo socota. Mr Axmed ayaa sheegay in dowladda fedaraalka ee...

Yuusuf Dabageed oo sheegay in uu Iscasilayo Haddii Magaalada Baladweyne aan laga dhigin...

0
Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo ah Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in Caasimadda Hirshabeelle ay tahay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan...

Maamulka gobolka Banaadir oo Eedeeyn U jeediyay Midowga Musharixiinta

0
(Muqdisho Aaragti Cusub )Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray war saxaafadeed uu shacabka ku nool Gobolka Banaadir ugu baaqayo sugidda amniga, iyadoo eedeyn loo...

Maxaa ka jira in Madaxweyne Farmaajo uu kulan looga hadlayay Arimaha doorashooyinka uu la...

0
Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed, Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ayaa xalay kulan ku yeeshay xaruunta...

Dhageyso: La taliyaha Siyaasada iyo Amniga ee Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka war...

0
Xasan Cali Dhuux Cali maad oo ah la Taliyaha Dhinaca Siyaasada iyo Amniga ee Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug ayaa ka war bixiyay Safar uu...

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo maanta xukun dil Toogasho ah ku Fulisay Maxamed...

0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay Maxamed Xaaji “Ilkacase” iyo 2 kale oo lagu Eedeeyay in Alshabaab ay ka...

Alshabaab oo sheegatay Mas,uuliyada Qarax xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

0
Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerar ismiidaamin ah oo xalay lagu qaaday goob lagu caweeyo oo kutaala agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Weerarkaan oo ay...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...