Home 2020
Yearly Archives: 2020
Gaalkacyo oo dhismaha maamul kale laguwado in loogo dhawaaqo .
Gaalkacyo (Aragticusub Media) – qaar katirsan xubnaha mucaaradka iyo Siyaasiyiin u badan baarlamaankii hore ee Galmudug oo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegeen inay ka...
Dowladda oo soo bandhigay sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab.
Baraawe-(Aragticusub)- wararka nagasoogarayo magaalada Baraawe ayaa ku waramayo in ninkaan ay dowladu ku shegtay in ay soo qabteen oo asiga iskugu soodhibay ciidamada dowlada.
Ciidamada dowladda...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo markii ugu horeysay xil magacaabis sameeyay.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ah Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa maanta waxa uu magacaabay agaasimaha waaxda waxbarshada ee dawladda hoose ee Xamar.
Guddoomiye...
Xarakadda Al-Shabaab oo burburiyay Xarun Isgaarsiin oo ku taal deegaan u dhow Gaarisa.
Sida wararku sheegayaan dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa qaraxyo ku xiran xarunta Isgaarsiin ay laheyd Shirkadda Safaricom.
Xaruntan ayaa waxaa ka taagnaa anteenooyinka Shirkadda ee...
Xasan Keynaan oo loodortay gudoomiye KMG ah ee Baarlamaanka Galmudug .
Baarlamaanka Galmudug ayaa Maanta magaalada Dhuusa-Mareeb ku yeeshay kulankoodii u horeeyay, kaasoo ay uga hadleen arrimo dhowr ah.
Xildhibaan Xasan Keynaan Xalane oo lagu sheegay...
Muqdisho oo lagudilay sargaal katirsan hey`adda niiza.
Taliye ku xigeenkii Nabad Sugidda ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa maanta lagu lagu dilay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.
Waxaa Xaafadda Taleex ee degmada Hodan...
Xaaf oo been abuur kutilmaamay Xildhibanada cusub ee Galmudug
Axmed Ducaale Gelle (Xaaf) oo hadda fadhigiisu yahay Gaalkacyo ayaa ka horyimid liiska xildhibaanada cusub ee shalay looga dhawaaqay magaalada Dhuusamareeb.
Qoraalka uu soo saaray...
Iran oo qiratay dilka 176 ruux.
War dhawaan laga sii daayay TVga dalka Iran ayaa lagu xaqiijiyay in ay ka dambeeyeen shirkii diyaaradeed ee la xaqiijiyay in ay ku dhinteen...
Sarkaal ka tirsan Ciidamada NISA oo lagu toogtay Muqdisho.
Taliye ku xigeenkii ciidamada NISA ee Gobolka shabeelaha Hose ayaa maanta lagu toogtay Muqdisho.
Taliye ku xigeenka oo lagu magacaabi jiray Dhaayow Cusmaan Aadan ayaa...
Kaalin noocee ku leeyihiin Ganacsatada Amni darada ka jirta Muqdisho.
Magaalada Muqdisho waxaa sii kordhaya dilalka iyo qaraxyada ka dhacaya kaasi oo saameynta ugu xoogan ku yeesha dadka shacabka ah.
Qaraxyada iyo dilalka ayaa ah...