Home 2020
Yearly Archives: 2020
Dawlada Itoobiya oo beenisay in Ciidamo ay kala baxday Soomaaliya
Dowladda Itoobiya ayaa markii u horeysay ka hadashay in ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya ay kala baxeen gobolka Gedo,
Danjiraha Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Amb. Jamaaludin...
Daawo Muuqaalka :Shirka Midawga Musharrixiinta Muqdisho Uga Socda Oo Galalay Maalintiisii Afaraad
Shirka Wadatashiga midawga musharrixiinta madaxweynaha dalka uga socdo Muqdisho oo galay maalintii afaraad ayaa waxaa mar kale ka qeyb galay qaar kamid ah culimada...
Wasiirka Amniga oo diray Fariin dhinaca Amniga ah
Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xundubeey ayaa digniin u diray mas’uuliyiinta musharaxiinta madaxweynaha, kuwa raadinaya xildhibaanimada iyo cid kasta oo ku lug...
Madaxweyne Deni oo diiday Dalab uga Yimid Musharixiinta shirka uu uga socdo muqdisho
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa diiday codsi uga yimid musharrixiin ku shirsan Muqdisho, oo ka dalbaday in uu beddelo laba xubnood oo ka...
Wasiirkii hore Amniga ee Maamulka Puntland oo geeriyooday
Xubno ka Tirsan Maamulka Puntland ayaa xaqiijiyay , ayaa Geerida Wasiirkii hore ee Amniga maamulka Puntland Gen. Khaliif Ciise Mudan
Marxuum Khaliif Ciise Mudan, oo...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Golaha Amaanka kala hadlay Doorashada 2020/2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, oo u jeediyay Golaha Ammaanka, ayaa balan qaaday doorashada soo socota si xor oo xalaal ah...
Beesha Cabdulle Galmaax oo beenisay in Nabadoon Cusub ay dooratay
War Saxaafadeed ka soo baxay Beesha Cabdulle Galmaax oo ka Tirsan Beelaha Abgaal ayay kaga soo horjeesatay Waxba kama jiraan ku Tilmaamtay in Beesha...
Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo Golaha Amaanka uga war bixiyay Xaalada Soomaaliya
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Danjire James Swan ayaa warbixin ku saabsan xaaladda guud ee Soomaaliya ka siiyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.
James Swan...
Gudoomiyaha Aqalka Sare ka qabgalkiisa shirka Musharrixiinta Saameyn intee la eg ayay Dawlada Federalka...
Guddoomiyaha Golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullahi, guddoomiyihii hore maxkamadda sare, Ibraahim Iidle Suleymaan iyo wasiirkii hore warfaafinta, Maxamed Cabdi Xayir...
Madaxweyne Farmaajo oo Abaalmarin Gudoonsiiyay Shaqaalaha wasaarada Duulista
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Billad iyo Shahaado sharaf ku maamusay Masuuliyiintii iyo howlwadeennadii ka soo shaqeeyay dib u soo celinta...