28.9 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Madaxa WHO oo beeniyay Eedeymo uga yimid Dawlada Itoobiya

0
Madaxa Ha'yadda Caafimaadka Adduunka Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa beeniyay eedeymo uu u jeediyay taliyaha guud ee ciidamada militeriga Itoobiya kaas oo sheegay in...

Wadamada Besha Caalamka ee Taageera Soomaaliya oo Warsaxaafadeed ka soo saaray Doorashooyinka Soomaaliya

0
Wadamada Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya ayaa ka hadlay doorashadii ka dhacday HirShabeelle ee lagu doortay Guddoonka Baarlamaanka, Madaxweyne iyo Madaxweyne ku xigeen...

Maxuu ka Yiri ‘ Wasiir Cawad Xil ka qaadista lagu sameeyay ?

0
Wasiirkii hore ee Wasaarradda Arrimaha Dibadda Mudane Axmed Ciise Cawad oo Dekareeto ka soo baxay xafiiska Ra''iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya xilka looga qaaday ayaa...

Musharrax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre oo maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho

0
Magaalada Muqdisho ayaa maanta Si weyn loogu soo dhoweeyay Musharaxa Madaxweyne  Xasan Cali khayre. Khayre ayaa maalmahaan dambe ku sugnaa dalka Turkiga, Wuxuuna horay Booqasho...

Taliye ku xigeenkii hore ee NISA Ismaaciil Daahir oo ka hadlay Waxa ka jira...

0
iyadoo' si weyn loo dhaliilsan yahay Gudigii dhawaan uu u magacaabay  Doorashada Ra'iisal Wasaare Rooble ayaa Taliye ku-xiggeenkii hore ee hay’adda Nabad-sugida Qaranka Ismaaciil...

Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo Heshiis kala Saxiixday

0
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa aaladda fogaan aragga kulan kula qaatay Mason Jocelyn oo ah sarkaal ka tirsan...

Madaxweynihi hore ee Sooomaaliya Xasan sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor...

0
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxweynihii hore ee Dawlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kana Tirsan madasha...

Qarax ka dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho

0
Wararka ka imaanaya degaanka Lafoole ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu ka dhacay qarax xooggan oo khasaare dhaliyay . Qaraxa ayaa la xaqiijiyay...

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka oo Magacaabay Gudiga Maamulaya Doorashada Xildhibaanada Banaadiriga

0
Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacowday xubnaha guddiga maamulaya doorashada xildhibaannada Banaadiriga ee gobolka Banaadir. Wareegta ka soo baxsay xafiiska Ra’iisul Wasaare...

Dawlada Federaalka Soomaaliya oo ka hadashay Mowqifkeeda ku aadan dagaalka Itoobiya

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa barteeda Twitter-ka ka saartay war ku saabsan colaadda ka aloosan gudaha Itoobiya, kaas oo ay ku caddaysay mowqifkeeda xiisadda...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...