Home 2020
Yearly Archives: 2020
Dhageyso:Wasiir Fiqi oo u digay Dadka Taga Degaanada Alshabaab ay maamulaan kana hadlay Qaraxii...
Wasiirka Amniga maamulka Galmudug Axmed Macalim Fiqi ayaa soo bandhigay halka uu ka soo jeedo Ninkii fuliyey Qaraxii ka dhacay magaalada Gaalkacyo
Wasiir Fiqi ayaa...
Gudoomiye Cumar Filish oo ku baaqay in la soo qabto kuwii ka dambeeyay weerar...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banadir Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa ka hadlay dagaalkii dhowaan ka dhacday degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, waxana tacsiyadeeyay dadkii ku...
Dhageyso: Maamulka Degmada Leego oo sheegay in Gogol Nabadeed uu u Fidinaayo Beelaha Dega...
Gudoomiyaha Degmada Leego ee gobolka Shabeelaha Hoose Abuukar Cabdulaahi Isaaq ayaa uga mahad celiyay Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose Cabdulqaadir Maxamed Nuur Siidii in uu...
Xildhibaanada Muddo xileedkoodu uu dhamadaay ee Golaha shacaabka oo maanta kulan ku yeelanaya...
Xildhibaanada Muddo Xileedkooda uu shalay ka dhamaabay ee Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho Ajandaha kulanka waxa uu ku saabsan yahay...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo sheegay in siyaasiyiinta Mucaaradka ah uu kala hadlayo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay wakiiladda Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya kulankaas oo looga hadlay hergelinta hanaanka...
Wararkii ugu dambeeyay iyo xaalada Magaalada Baladweyne iyo banaanbax ka dhacay oo khasaare...
Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya xaaladu ay degantrahay ka dib markii maanta Beledweyne uu ka dhacay Banaan bax...
Wafdi balaaran oo uu Hogaaminaayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo lagu...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa maanta gaaray magaalada Garowe, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Puntland Saciid...
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Gudoomiyay shirka Golaha Wasiirada Hirshabeele
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa maanta shir guddoomiyey shirka golaha wasiiradda dowlad goboleedka Hirshabeelle oo lagu ansixiyey miisaaniyadda sanadka 2021-ka ee...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha oo saxiixay Xeer Nidaamiyaha Ganacsiga
Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukumadda federaalka Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta saxiixay Xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha Soomaaliya ee sharci lambar 18 oo la...
Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaaray Magaalada Garoowe.
Madaxweyne Qoor Qoor iyo wafdigiisa, waxa Garoonka Diyaaradaha Magaalada...