Home 2020
Yearly Archives: 2020
Dawlada Federaalka oo ka Tacsiyadeeysay geerida Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cumar Carte...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda SoomaaliyaCusmaan Abuukar Dubbe ayaa uga tacsiyadeeyay Ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum...
Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka XukuumnaddaSoomaaliya oo u Jawaabay Mucaaradka Dawlada Federaalka iyo Dawlada Kenya
Ra,iisal Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Jawaab u diray Madaxwayne ku xigeenka dalka Kenya, oo dhowaan sheegay in...
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo diiday in la qaboojiyo Xiisada Gobolka Tigray
Dowladda ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay ku sii dhawaanayaan magaalada Mekelle ee caasimada gobolka Tigray, kadib markii laga gudbay waqti laba toddobaad oo dagaal...
Dawlada Federaalka Soomaaliya oo dhaqaale gaarsiineysa Qoysaska uu Ayaxa ka baabi’iyay galagyada Beerahooda
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Duraan Axmed Faarax oo socdaal ku jooga Puntland, ayaa booqday deegaannada uu saameynta ka geystay Ayaxa...
Faah Faahino ka soo baxaya Dil ka dhacay Magaalada Laas Caanood
Ciidamada ammaanka Degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa Hawlgal waxa ay ku qabteen shaqsiyaad ay ku tuhmayaan in ay ka dambeeyeen dil xalay fiidkii...
Ciidamo ka Tirsan Amisom oo Qarax lagula eegtay Magaalada Muqdisho
Wararka ka imaanaya Xaafada Jamhuuriya ee Degmada Kaaraan ayaa sheegay Qarax miino dhulka la geliyay uu ka dhacay agagaarka Masjidka Turkiga Qaraxaas oo lala...
Kulan looga hadlayay Hormarinta Isboortiga oo ka dhacay Xaruunta Dawlada Hoose ee Xamar
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar kula kulmay Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo...
Dawlada Jabuuti oo ka hadashay Dagaalada ka socda Itoobiya
Dawlada Jabuuti ayaa sheegtay in ay si dhowq ula socot Dagaalada ka socda Gobolka Tigray ee u dhexeya Ciidamada TPLF iyo Ciidanka Federaalka e...
Puntland oo Diiwaan gelisay Qaxooti ka yimid Dalka Yemen
Maamulka Puntland ayaa soo dhaweeyay 49 Qoys oo dhammaantood Yemeniyiin ah, waxa loo sii gudbiyay Xarun qaabilsan diiwaan-gelinta Qaxootiga, oo ku taalla gudaha Boosaaso,...
Faah Faahinomka soo bxaya Qarax ka dhacay Muqdisho
Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka Dugsiga Tababarka ee Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho.
Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in qaraxa uu ahaa mid...