28.9 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Shirka wadatashiga Hay’adaha dastuurka Heer Federaal iyo Heer dowlad goboleed oo Maalintii labaad ka...

0
Shirka wadatashiga Hay’adaha dastuurka Heer Federaal iyo Heer dowlad goboleed ee soo gabagabeynta dib u eegista farsamo ee dastuurka ayaa maalintii labaad ka socda...

Wasirka Haweenka Xukuumadda Federaalka oo maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Baydhaba

0
Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta xuquuqul insaanka ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Baydhaba. U jeedka socdaalka...

UK oo noqotay Dalka Ugu dhimashada Cudurka Covid19 Qaarada Yurub

0
Wadanka  Uk ayaa noqday dalka ugu dhimashada badan xanuunka Covid-19 guud ahaan Qaarada Yurub waxaana dhimashadu ay dhaaftay 50,000. Qoraal ka soo baxay waaxda caafimaadka...

Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Puntland oo shaqo joojin ku sameeyay Wasiirka Kalluumeysiga Puntland

0
Madaxweynaha ku xigeenka Puntland, ahna ku simaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), ayaa shaqo joojin ku sameeyay Wasiirka Kalluumeysiga iyo Khayraada Badda Eng. Maxamuud...

Faah Faahino ka soo baxaya Qarax ka dhacay guri uu degan yahay Wasiir ka...

0
Wararka ka imaanaya Kismaayo ayaa sheegaya in xalay qarax ka dhacay guri uu magaalada ka deggan yahay wasiir ka tirsan dowlad goboleedka Jubaland. Qaraxa ayaa...

Muxuu Madaxweyne Xasan sheekh ka yiri , Guusha Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo ku...

0
Madaxwaynihii Hore ee Dawlada Federaalka Soomaaliya Xasan sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay Doorashadii shalay ka dhacday Magaalada Jowhar ee lagu doortay Madaxwaynaha Cusub iyo...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyay shir muhiim ah oo u dhexeeyay Soomaaliya iyo Midowga...

0
Sida uu dhigayo qodobka 8aad ee heshiiskii Cotonou, dowladda federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa Muqdisho ku yeeshay kulan wadaxaajood siyaasadeed ah 11 November...

Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) Isna loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeele

0
Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa loo doortay madaxweyne ku xigeenka cusub ee maamulka Hirshabeelle. Yuusuf Dabageed ayaa xilkaas ku guuleystay markii uu helay 87 cod,...

Cali Gudlaawe oo loo doortay Madaxweynaha Hirshabeele

0
Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa ayaa ka dhacday Magalaada Jowhar , iyadoo si weyn loo adkeeyay Ammaanka Xaafaddaha ay ka dhaceyso doorashada. Waxaa ku...

Wasiirka wasaaradda Gashaandhigga xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulan la qaatay Danjiraha Maraykanka...

0
Wasiirka cusub ee wasaaradda Gashaandhigga xukuumadda Soomaaliya, Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan gaar ah magaalada Muqdisho kula qaatay safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, Donald...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...