25.9 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Maxaa looga hadlay kulan muqdisho ku dhexmaray wasiirka Haweenka Xukuumadda Sooomaaliya iyo Madaxaha Arimaha...

0
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa xafiiskeeda ku qaabishay madaxa hay’adda Qaramada Midoobay ugu qaabilsan Arrimaha...

Xildhibaanada Baarlamaanka 2aad ee Hirshabeele oo maanta Dooranaya Gudoomiyaha 2aad Baarlamaanka Hirshabeele iyo ku...

0
Xildhibaannada Baarlamanka 2aad Maamulka Hirshabeelle, ayaa la filayaa in Magaalada Jowharay ku doortaan Guddoonka cusub ee Baarlamanka Hirshabeele iyo ku xigeenadiisa Musharrixiinta u tartamaya Xilka...

Booliska Gobolka Bari oo Hawlgal ku soo qabtay shaqsiyaad lagu Eedeeyay Dil iyo ...

0
Taliska qaybta Booliiska Gobolka Bari, ayaa shaaciyay in gacanta lagu dhigay nin, ku eedaysan dilka gabar dhowaan maydkeeda laga helay gudaha magaalada Boosaaso ee...

Gudoomiyaha Golaha Hormarinta Danaha Mudulood iyo ku xigeenadiisa oo la doortay+Sawiro :Daawo

0
Shir ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Hormarinta Danaha Mudulooed Islamarkaana ay ka qayb galeen Siyaasiyiin' Waxgarad iyo Madax kaladuwan ayaa Halkaasi lagu doortay...

Gudoomiye Mursal oo ka hadlay Suurta galnimada Muddo kororsi ay sameeyaan Xildhibaanada Golaha shacabka

0
Guddoomiyaha Golaha shacabka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh ayaa shaaciyey in baarlamaanka federaalka ee xiligan uu waqtiga kororsan doono uu sii shaqeyn doono...

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir oo Walaac ka muujiyay doorashooyinka Soomaaliya

0
Xisbiga Wadajir ayaa walaac waxaa ay ka muujiyay dib u dhaca ku yimid Jadwalka doorashooyinka Soomaaliya, iyaga oo sidoo kale soo dhaweeyay qoraalkii kasoo...

Golaha wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulan Xasaasi ah ku yeeshay Hotel ku yaala...

0
Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada ayaa looga hadlayaa dardargelinta qorsheyaasha Xukuumadda hortabinta u leh, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka, amniga, kordhinta dhaqaalaha, dayn cafinta, horumarinta adeegyada...

Faah Faahino ka soo baxaya diyaarad uu saarnaa Madaxweynaha Galmudug oo lagu rasaaseeyay Hawada...

0
Alshabaab ayaa lagu soo waramayaa inayweerar ku Qaadeen diyaarad uu Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ka soo raacay magaalada Dhuusamareeb. Xubno la socday wafdiga...

Xildhibaanada Barlamaanka Hirshabeele oo Maanta dhageysanaya Khudbadaha Musharixiinta u Tartameyso Gudoonka Baarlamaanka...

0
Xildhibaanada Baarlmaanka 2aad ee Hirshabeelle, ayaa Maanta kulankii labaad ku yeelanaya Magaalada Jowhar. Kulankaas ayaa waxaa khudbado ka jeedin doona Musharixiinta u taagan qabashada xilka...

Madaxweyne Waare oo sharraxaad ka bixiyay Sababta uu isku casilay

0
Madaxweynihii Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu xilka iska casilay sida ku cad warqad ka soo baxday Xafiiskiisa. Madaxweyne...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...