25.3 C
Mogadishu
Sunday, June 29, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Turkiga Muxuu ka yiri Weerarkii shalay ka dhacay Dalka Faransiiska ?

0
Dowladda Turkiga oo Mudooyinkii dambe aan xiriir wanaagsan la lahayn dowladda Faransiiska, ayaa cambaareysay weerarkii shalay ka dhacay magaalada Nice ee dalka Faransiiska. Weerarkaas oo...

Dawlada UK oo shaacisay Alshabaab Lacago badan oo Canshuur ah Sanadkii ay ka qaadaan...

0
Dowladda UK ayaa walaac xooggan ka muujisay canshuuraha Alshabaab ay ka qaado ganacsatada Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya Danjiraha UK ee Qaramada Midoobay, Jonathan Allen...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Munaasabad mahadcelin ah ku Maamuusay Duuliye Sare Axmed Maxamed Xasan

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa munaasabad xus iyo maamuus ah u qabtay duuliye sare Axmed Maxamed Xasan (Axmed-dheere) oo ka tirsanaa ciidankii cirka...

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo Ansixiyay Miinsaaniyada 2021 iyo kharashka doorashada 2021

0
Golaha Wasiirada cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa meel mariyey ku Miisaaniyad sanaddeedka Dowladda ee 2021, oo uu ku jiro Kharashka Doorashada 2020/2021. Miisaaniyadda guud...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la yeeshay Danjiraha Dawlada Turkiga u Fadhiya Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet Yilmaz. Ra’iisul wasaare Rooble...

Qaramada Midoobay oo Cambaareysay Dil dhawaan duleedka Muqdisho loogu geystay shaqaale Samo Fal

0
Qarramada Midoobey ayaa si adag u cambaareysay dil Asbuucaan dulleedka magaalada Muqdisho loogu geystay Labo ruux oo ka tirsanaa shaqaalahooda samafalka. Qoraal ka soo baxay...

Dawlada Federaalka Soomaaliya oo war ka soo saartay Hadalkii Madaxweynaha Faransiiska uu ugu gafay...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka xun tahay in lagu xadgudbo caqiidada iyo muqdasaadka dadka Muslimiinta ah oo uu ugu horreeyo Suubane...

Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo Fariin u diray Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya

0
Guddoomiye Mursal ayaa sheegay in xukuumadda Cusub laga doonayo in ay ka shaqeeyaan sidii dalka ay doorasho uga dhici laheyd sanadka 2020-2021-ka, isagoona sheegay...

Wasiirka Cusub Wasaarada Arimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaaliya oo Xilka la Wareegay

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Wasiirrada cusub ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha,...

Dibad Bax looga soo Horjeedo Hadalkii uu ugu gafay Madaxweynaha Faransiiska Nabigeena Muxammed {NNKH}...

0
Banaaan bax looga soo horjeeday Hadalkii gaf ka ahaa ee madaxweynaha Faransiisku uu ugeys nabigeenna Muxammad (NNKH) ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...