25.3 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Xildhibaanada Baarlamaanka 2aad Hir shabeele oo la dhaarinayo iyo Qabiilada Qaar oo ka...

0
Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee maamulka Hirshabelle ayaa looga yeeray xarunta guddiga farsamadda iyo soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle si loo siiyo aqoonsiyo isla...

Ku simaha Duqa Muqdisho oo ka qayb galay kulan looga hadlayay Xoojinta Amniga

0
Ku-simaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda , Axmed Xasan Iimaan iyo guddoomiye ku xigeenka Arrimaha bulshada iyo wacyigelinta gobolka...

Ciidanka Amniga puntland oo Fashilay Weerar lala damacsanaa Boosaaso

0
Ciidamaada Amaanka Magaalada Boosaaso, ayaa xalay fashiliyay sida ay sheegeen saraakiil ka Tirsan Ciidankaasi weerar qorshaysan oo la doonayay in lagu qaado Hoyga uu...

Baarlamaanka Puntland oo la Fasaxay

0
Xildhibaanada Baarlamaanka Pauntland , ayaa la fasaxay Khamiista berri ah , si loo muujiyo qiimaha iyo qaddarinta Xuska Mowliidka Nebiga Muxamed salla-laahi Caleysi wa-sallim. Guddoonka...

Tirada Dadka Soomaalida ah ee uu ku dhacay Covid19 oo korortay

0
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin hor leh oo la xiriirta halista cudurka safmarka ah ee Covid 19 iyo saameynta...

Gudoomiyhii Waaxda 5aad ee degmada Kaxda oo la dilay

0
Kooxo hubeysan ayaa Gudoomiye waaxeed ku dilay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka degaanka. Gudoomiye waaxeedka la dilay...

Wafdi uu Hogaaminaayo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

0
Wafdi ka socda beesha caalamka, islamarkaana uu hoggaaminayo, Ergeyga gaarka ah xoghayaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Wafdigan...

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Fasaxday dhammaan shaqaalaha Dawlada Sababo la xiriira Xuska Nabigeena Muxammed(...

0
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay in ay fasax hal maalin ah siiyay dhammaan Shaqaalaha kala duwan ee hay’adaha dowladda. Qoraal...

Maareeye oo ka hadlay sababta uu isaga dhex waayay Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Ra’iisul...

0
Wasiirkii hore ee warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka nhadlay sababta uu uga soo dhex muuqan waayey golaha wasiirrada cusub...

Fanaanka Caanka ah Qamar Suugaani oo Xabsi loo Taxaabay

0
Ciidamada Somaliland ayaa xabsiga dhigay Fanaanka caanka ah ee Qamar Suugaani, xili uu shalay gaaray magaalada Berbera, kadib markii uu kasoo laabtay safar uu...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...