28.9 C
Mogadishu
Sunday, June 29, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Xiisado Colaadeed oo ka Taagan Gobolka Sool iyo Wararkii ugu dambeeyay ee Halkaasi ka...

0
Wararka laga helayo degmada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, ayaa sheegaya in halkaas ay ka ka jiraan xiisad colaadeed oo u dhexaysa Somaliland iyo...

Madaxweyne Deni iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo u Amba baxay Magaalada Adis Ababa ee...

0
Madaxweynaha Puntand, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee caasimadda waddanka Ethiopia. Madaxweyne Deni iyo wefdigiisa, waxaa...

Taliye Xijaar oo Kormeeray Xaruumaha Ciidanka Booliska ee Magaalada Duusamareeb

0
Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya S/gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa kormeer ku tagay saldhigayada iyo baraha koontaroolada ciidamada Booliiska ah ay ka howlgalaan ee...

Dalal Badan oo Saxiixay in la mamnuuco Hubka nukliyeerka

0
Heshiis caalami ah oo lagu mamnuucayo hubka nukliyeerka ayaa waxaa ansixiyay 50 dal oo xubin ka ah Qaramada Midoobay. Dalka Honduras ay noqday dalkii 50-aad...

Ganacsade Caan ah oo lagu dilay Magaalada Kismaayo

0
Magaalada Kismaayo ee gobolka ee Xaruunta Jubbada Hoose ayaa maanta lagu dilay Ganacsade caan ka ahaa magaaladaas oo lagu magacaabi jiray Cabdullahi Shigshigoow. Ganacsade Cabdullahi...

Maxaa looga doodayaa Kulanka Xildhibaanada Golaha shacabka Maanta ay yeelanayaan?

0
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kulan ku lehXarunta Villa Hargeysa Ajandaha Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka ayaa ah, Akhrinta labaad ee Hindise...

Madaxweyne Deni oo maanta Safar ku Tagaya Dalka Itoobiya

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta u safraya magaalada Addis Ababa ee caasimadda Waddanka Ethiopia. Safarka Madaxweyne Deni ee dalka Ethiopia, ayaa ku saabsan...

Wasiiru dawlaha Madaxtooyada Soomaaliya oo Xilka la wareegay

0
Wasiiru dawlaha cusub ee Madaxtooyada Soomaaliya, Xasan Macallin Khaliif oo dhowaan Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay xilkaas, ayaa kala...

Ra’iisal Wasaare Rooble oo booqday qaybo ka mid ah wadooyinka Dhagaxyada laga qaaday

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kormeeray Jidka Tarabuunka oo muhiim u ah isu socodka Muqdisho, si loo hubiyo dhaqan-gelinta...

Madaxweyne Deni oo ka hadlay Wax qabadka Maamulkiisa

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo furay Kal-fadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada Puntland. Madaxweynaha oo khudbad  ka jeediyey furitaanka Kal-fadhiga, ayaa ka hadlay...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...