26.9 C
Mogadishu
Friday, July 4, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Xasan sheekh oo ka digay in uu Fashilmo Heshiiskii laga gaaray doorashada

0
Madaxweynihii hore ee Dawlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa sheegay in siyaasiyiinta mucaaradka ay u diyaar garoobeen doorashooyinka dadban ee dalka lagu qabanayo,...

Dagaal ka dhacay duleedka degmada Wanlaweyn ee gobolka shabeelaha Hoose

0
Dagaalkaan ayaa waxaa uu dhexeeyay Ciidamada Dawlada Federaalka Soomaaliya  iyo Al-Shabaab Alshabab ayaa weerar ku qaaday kolonyo gaadiid ah oo ku ssocdalayay  wadada laamiga ah...

Dawlada Federaalka Soomaaliya oo Ciidamo kumaandooska Gor Gor ka Tirsan geysay gobolka Gedo

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa degmada Doolow ee gobolka Gedo ka dejisay ciidamo ka tirsan kumandooska Gorgor. Ciidamada oo diyaarad gaar ah waday ayaa la sheegay...

Gudigii Maamulka Rugta Ganacsiga Puntland oo la kala diray

0
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Puntland Cabdullaahi Cabdi Hirsi ayaa ku dhawaaqay kala dirida Guddiga Maamulka ee Rugta Ganacsiga, wuxuuna ugu baaqay gacsatada...

Maraykanka oo sheegay in la murugoonayaan Xasuuqa Qaraxii Zoobe

0
Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay la murugooneyso shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed oo maanta u baroordiiqaya xuska 14-kii Oktoobar 2017 oo argagaxisadu...

Ra’iisal wasaare Rooobe oo ka hadlay Xasuuqii Zoobe

0
Ra'iisal wasaaraha Xukuumaddda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo xubno ka tirsan labada Gole,ayaa maanta ka qeybgalay kulan ka dhacay Magaalada Muqdisho oo looga...

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Danab oo la magacaabay

0
Taliyihii guutada 16aad ee kumandooska Danab Gaashaanle Ismaaciil Cabdimalik Maalin ayaa xilka laga qaaday, iyadoo loo magacaabay taliye cusub. Taliyaha cusub ee Ciidanka Kumaandooska Danab...

Nisa oo sheegtay In ay gacanta ku dhigeen Maadooyin laga sameeyo walxaha Qarxa iyo...

0
Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka dowladda Federaalka Soomaaliya ee NISA, ayaa shaacisay, in ay gacanta ku dhigtay 79 tan oo maadada Sulfuric Acid (H₂SO₄) oo...

Muxuu Ra’iisul Wasaare Rooble ka yiri, dib u Furista wadooyinkii Xernaa ee Muqdisho?

0
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in jidadka Caasimadda Muqdisho loo furay si loo fududeeyo nolosha, ganacsiga iyo isu socodka dadweynaha. Ra'iisul...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Gudoomiyay Shir looga hadlayay Amniga doorashooyinka Dalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey habsami-u-socodka hannaanka doorashooyinka iyo dhameystirka dib-u-eegista dastuurka.   Shirka ayaa lagu boggaadiyey heerarkii...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...