Home 2020
Yearly Archives: 2020
Maxay ka wada hadleen Ra’iisal wasaare Rooble iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed?
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cali Siciid Fiqi,, oo maalmahan socdaal joogay Muqdisho.
Ra’iisul...
Danjiraha Soomaaliya ee DalSenigal oo Warqadaha Aqoonsiga laga gudoomay
Madaxweynaha Dalka Senegal Macky Sall ayaa waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo ka Guddoomay Safiirka Dowladda Soomaaliya u magacawday Dalka Senegal Danjire. Maxamed Xuseen Awliyo
Danjire Awliyo ayaa...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku baaqay in la gargaaro Dadka Dhimirka la,
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu baaqay bulshada Soomaliyeed in la garab istaago dadka nugul ee qaba xanuunka dhimirka.
Sanad walba...
Aas Qaran oo Maanta Magaalada Muqdisho loogu sameeyay Meydka Ra’iisul Wasaarihii horeSoomaaliya Cali Khaliif...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay wehliyaan Mas,uuliyiin kale oo ka Tirsan Dawlada Soomaaliya ayaa maanta salaadda janaasada ku tukaday, Alle ha u...
Dawlada Kenya oo si Caro leh ugu soo hanjabtay Dawlada Federaalka Soomaaliya
Dowladda Kenya ayaa diginiin iyo hanjabaad ah usoo dirtay dowladda federaalka Soomaaliya, sida uu shaaciyey wargeyska African Intelligence.
Wargeyska ayaa sheegay in 2-dii October ay...
Marxuum Cali Khaliif Galeydh oo maanta Aas qaran loo sameeynaayo
Guddiga qaban-qaabada Aaska Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya marxuum Cali Khaliif, ayaa ku sugan Garoonka Aadan Cadde oo saacadaha soo socda ay ka soo...
Wasiirka maaliyada puntland oo beeniyay in Sicir barar uu ka jiro puntland
wasiirka wasaarada maaliyada puntland Xasan shire Abgaal ayaa beeniyay in Sicir barar uu ka jiro Degaanada puntland.
Wasiir Xasan Shire Abgaal ayaa beenniyay in puntland...
Xaggee baa lagu Aasayaa Medyka Marxuum Cali Khaliif Galleyr?
Danjire Maxamed Caalim ayaa ka Tacsiyadeeyay Geerida Dr Cali Khaliif Galeyr oo maalintii khamiista Taariikhdu ay ahayd 8 bisha October ku geeriyooday Magaalada Jig...
Amisom iyo Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo ka wada hadlay Xoojinta Hawlgalada ka Socda...
Madaxda Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM iyo Saraakisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) ayaa sheegay in ay ka go’an tahay kor u qaadista isku...
Hay,adda WFP oo la siiyay Abaalmarinta Nobel-ka Nabadda ee sannadka 2020
Abaalmarinta Nobel-ka ee Nabadda ee sannadka 2020 waxaa la siiyay Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay WFP dadaaleeda ku aaddan la dagaallanka Gaajada.
Guddiga Nobel-ka...

























