Home 2020
Yearly Archives: 2020
Maxaad kala Sacotaa Ra’iisal Wasaare Rooble uu Safarkiisi ugu horeeyay ku tagayo Dalka Kuwait?
Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble aayaa lagu wadaa maanta oo Axad ah uu dibedda ugu baxo safarkiisii ugu horreeyey tan iyo...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KHUDBAD KA JEEDIYEY MUNAASABADDA DHAQAN-GELINTA HESHIISKA NABADEED EE SUUDAAN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey munaasabadda Dhaqan-gelinta Heshiiska nabadeed ee u dhaxeeya Dowladda Suudaan iyo Kooxaha hubeysan...
Maxaa ka soo baxay kulankii Gudiga soo xulista Baarlamaanka 2aad ee Hirshabeele Maanta...
Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xaruunta Dawlad goboleedka Hirshabeele ayaa sheegaya in maanta Halkaas ay kulan ku yeesheen gudiga soo xulista Baarlamaanka 2aad...
Waa Maxay Fariinta uu u diray Beesha Caalamka Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble?
Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray faafinta iyo dhaqangalinta heshiiskii siyaasadeed ee doorashooyinka 2020/2021.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka dhawaajiyay in...
Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Magaalada Jubba ee Caasimada Koofurta Suudaan: Daawo+ Sawiro
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya munaasabadda heshiiska nabadeed ee dalka Suudaan ayaa gaaray magaalada Jubba ee caasimadda dalka...
Shaxda Liiska Wasiirada Cusub ee Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Maxameed Xuseen Rooble
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la Filayaa in waqtiyada soo socda uu ku dhawaaqi doono liiska Golaha Wasiirada Cusub ee Soomaaliya
Wararka ay...
Waa Maxay Ujeedka Kulamada Siyaasadeed ee Deni uu ka wado Magaalada Nairobi?
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulamo siyaasadeed oo ku wajahan Doorashada 2020/2021, ka wada Magaalada Nairobi.
Wargeysyada Kenya oo soo xiganaya Mas.uuliyiin ka Tirsan...
Wararkii Ugu dambeeyay Xaalada Caafimaad Madaxweynaha Maraykanka iyo Xaaskiisa oo la ildaran Cudurka Covid19
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa loo qaaday isbitaalka Militari oo ku yaalla gobolka Maryland ee duleedka Washington, kadib markii uu shalay sheegay in laga...
Ayaxa Dhibaato ku haya Degaano ka Tirsan Puntland
Ayax badan ayaa la soo sheegayaa in uu ku habsaday degaanno badan oo ka tirsan degmada Xiingalool ee gobolka Haylaan, ee puntland halkaas oo...
Shabaab oo weerar ku qaaday Saldhiga Ciidanka Itoobiya ee Degmada Baardheere
Dagaalyahano ka Tirrsan Al-shabaab, ayaa xalay weerar culus ku qaaday saldhiga Ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda Soomaaliya ku leeyihiin garoonka diyaaradaha magaalada Baardheere ee...

























