28.9 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Madaxweynaha Jubland oo dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo+ Sawiro Daawo:

0
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta gelinkii dambe dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo kadib Safar shaqo oo la xiiriiray Hanaanka Doorashada dalka oo...

Ciidamada Galmudug oo Hawlgal ka Sameeyay duleedka Magaalada Dhuusamareeb

0
Ciidamada Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa Hawlgal ka Fuliyay Agagaarka Magaalada Dhuusamareeb, Halkaas oo mudooyinkan Alshabaab ay ka sameeynayeen dhaqdhaqaaqyo.   Saraakiisha Ciidanka Booliska iyo Kuwa Militariga...

wax ka Ogow Safarka Madaxweynaha Puntland ee Nairoobi

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Maanta safar ugu ambabaxay magaaladda Nairobi ee xarunta Caasimada Kenya. War ka soo baxay Madaxtooyada Puntland, ayaa lagusheegay  in...

Ciidanka Xoogga Dalka oo guulo ka sheegtay Hawlgalo ay ka sameeyeen gobolka Shabeelaha Hoose

0
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Hawlgal ka sameeyay duleedka degaanka Bariire ee gobolka Shabellada Hoose waxaa ayna  ku dileen Sarkaal Ka Tiorsanaa Al-Shabaab Taliyaha Ururka 143...

Madaxweynaha Maraykanka iyo Xaaskiisa oo laga helay Cudurka Covid19

0
Madaxweynaha Mareykanka Donal Trump ayaa qirtay in laga helay cudurka  Covid-19. Madaxweyne Trump  ayaa sheegay in isaga iyo Xaaskiisa laga helay cudurka ayna bilaabeen inay...

Shaxda Degaan doorashada Kuraasta Golaha shacabka oo la soo bandhigay iyo Halka lagu...

0
Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliya , Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray kuraasta Golaha Shacabka iyo deegaanada laga soo dooranayo oo ah...

Habraaca Hirgalinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada 2020/2021 ee heer Federaal(AQRISO).

0
Muqdisho,Hannaanka Madaxabanaan ee Xallinta Khilaafaadka Doorashada 2020/2021 Mabaadi’da Guud ee Hannanka Xallinta Khilaafka ee Doorashada 2020/21 1. Golaha Wadatashiga Qaranka waxay go’aamiyeen in Doorashada 2020/21 loo...

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Xukun dil ah ku riday Askari lagu soo ...

0
Dable Xoogga Dalka Maxamed Xuseen Cilmi ayaa loo xiray kufsi uu u gaystay Dhibanad Farxiyo Cabdi Shakuur Bootaan oo Afar jir ah, 14-kii May...

Qarax is miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho

0
Qarax ismiidaamin ah ayaa goordhow ka dhacay degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxan uu ka dhashay ruux waxyaalaha qarxa...

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Gaas oo ka hadlay dib u dhac ku...

0
Madaxwaynihii Hore ee  Puntland  Cabdiwali Cali Gaas ayaa markii u horeysay ka hadlay sababta keentay in heshiis ay gaaraan madaxda dowladda Federaalka  Dawlad goboleedyad...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...