Home 2020
Yearly Archives: 2020
Dhageyso: Korneel Rufle oo Wacad ku maray in ciqaab adag la marsiin doono Ciidanka...
Korneel Aadan Xersi Korneel Rufle oo ka Tirsan Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobolka Gedo ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamada Xoogga Dalka ay...
Abshir Kaaraan oo wacad ku maray in ay gacanta ku soo dhigi donaan ragii...
Iyadoo maal-mihii udanbeeyay xaalada degmada Kaaraan ay aheed mid cakiran kadib markii cidamo isugu jiro Melatari iyo boolis dhoor jeer iskahor imaad uu kudhaexmaraay...
Guddiga lagu mursansan yahay ee doorashooyinka oo soo saaray jadwalka doorashada
Xubnaha Guddiyada doorashooyinka lagu mursan yahay ee Soomaaliya ayaa soo saaray jadwalka doorashada doorashada Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.
Guddigaa ayaa...
Wariye Dulyar oo caawa lagu xiray Beledweyne, kadib markii uu wareystay General Xuud
Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in caawa magaaladaasi lagu xiray Wariye Cabdulqaadir Faarax Dulyar.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada...
Midowga Musharaxiinta oo ka horyimid go’aankii Guddiga Doorashooyinka
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa cambaareeyay warkii maanta ka soo yeeray Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ee ay ku iclaamiyeen Jadwalka Doorashooyinka ee Xildhibaanada Labada Aqal ee...
Wararkii ugu dambeeyay weerar askar lagu dilay oo ka dhacay Muqdisho
Waxay faah faahin ka soo baxeysaa iska horimaad hubeysan oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay afaafka hore ee Xarunta Degmada Kaaraan ee Gobolka...
Madaxweyne Geelle oo sheegay in uu yahay Musharax
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shaaciyey inuu ka qayb geli doono dooarshada madaxtinnio ee dalkaasi ka dhacaysa bisha April ee 2021.
Madaxweyne Geella ayaa...
Ingiriiska oo muwaadiniin-tiisa ku amray in ay si deg-deg uga baxaan Soomaaliya
Dowladda Ingiriiska ,ayaa amar ku siisay muwaadiniinteeda ku sugan Soomaaliya, in ay sida ugu dhakhsaha badan uga baxaan, sababo Amni dartood.
Qoraal ka soo baxay...
Dalka Uk oo go’doon lageliyay & Virus-ka cusub oo si xowli ugu faafayo.
Dalka uk ayaa xiligaani kujiro go´doon aan la ogeeen xiliga uu ku egyahay maadaama wadankaasi dhawaan laga helay cudur cusub oo wato veirus halis...
Lacagta Shilling Soomaaligaoo xiligaa kasii dabar go`ayso dalka.
Daraasadan ayaa daaha looga rogay dhibaatooyinka haysta lacagta dalka (Shilling Somaliga), oo qiimo beelay soddonkii sano ee la soo dhaafay, gaar ahaan sanadihii ugu...