Home 2020
Yearly Archives: 2020
Siyaasi Daahir Tabliiq oo sheegay in uu u Tartami doono Xildhibaan Heer Federaal
Daahir Xasan Xuseen Daahir Tabliiq oo ka mid ah Wasiirada hore Dawlad goboleedka Galmudug ayaa sheegay in uu yahay Musharax Xildhibaan Federaal oo Tartamaya ...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Shir Gudoomiyay Kulan Amniga looga hadlayay
Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Taliyeyaasha Ciidanka qalabka sida iyo laamaha amniga Gobolka banaadir ayaa la wadaagay qorsheyaasha...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Daahfuray Wejiga labaad Mashaariicda Sanduuqa Hormarinta Somaliland
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay wejiga labaad ee mashaariicda Sanduuqa horumarinta Somaliland ee SDF.
Munaasibadda uu madaxweynuhu ku...
Maxaa ka soo baxay Kulan Magaalada Khartuum ku dhexmaray Danjiraha Norway ee Dalka Suudaan...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Wadanka Suudaan Maxamed Sheikh Isxaaq ayaa magaalada Khaartuum kula kulmay safiirka cusub ee dalka Norway u fadhiya Suudaan Therese Loken...
Qof shacab ah oo Magaalada Garoowe ugu geeriyooday Rasaas uu riday Askari ka Tirsan...
Hal Qof oo shacab ah ayaa ku geeriyooday Magaalada Garoowe kadib rasaas uu riday askari ka tirsan Ciidanka Ilaalada Canshuura ee Puntland.
Askariga ayaa rasaasta...
Xildhibaano la yaabay hadalo ka soo baxay Madaxweynaha Koofur Galbeed
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareenoo ka qeyb-galay munaasabad xalay ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa weerar Afka ah ku qaaday xildhibaanada...
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Waare iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ?
Madaxweynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare oo kulan kula yeeshay Magaalada Muqdisho Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa ka wada hadlay...
Maraakiib ku Xaniban Dekadda Magaalada Boosaaso
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari , ayaa sheegaya in xeebta Boosaaso ay ku xayiran yihiin doonyo iyo maraakiib sida Shixnado...
Duulimaadyadii garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee gobolada Dalka oo la joojiyay
Wararka ka imaanaya garoonka diyaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gabi , ahaan Shirkadaha Duulimaadyada shaqo Joojin ku dhaqaaqeen
Ilo wareedyo ayaa...
Xaflad lagu caleemasaarayay gudoomiyaha Jaaliyada Galmudug ee dalka Norway oo lagu qabtay Magaalada Oslo
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, ayna ka soo qeyb galeen Aqoon-yahano, culumaa'udiin, Siyaasiyiin, dhalinyaro iyo Haween isla markaana ujeedkiisu ahaa caleemo...

























