Home  2020
        Yearly Archives: 2020
Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya oo Si Rasmi ah Xilka ula wareegay+Sawiro Daawo:
Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay
Munaasabad ka dhacday Xaruunta Madaxtooyada Soomaaliya gaar,ahaan Xafiiska  Ra’iisul...                
Khilaaf Soo kala dhex galay Madaxweyne Qoor Qoor iyo qaar ka Tirsan Saraakiisha...
Waxaaa soo shaac baxay khilaaf Cusub oo u dhaxeeya Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo Saraakiisha ciidamada dowladda federaalka ee beesha Ceyr.
Khilaafkaas...                
Muxuu Muuse Bixi kaga jawaabay Su,aal Madaxweyne Farmaajo laga Weydiiyay Wadahadalada Somaaliland iyo Dawlada...
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka  jawaabay hadal uu xalay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka sheegay Su,aalo laga weydiiyay ku doorashooyinka...                
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo maanta Xilka la wareegaya
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa  inuu si rasmi ah xilka ula wareego, iyadoo dood ay ka taagan tahay cida...                
Xildhibaan ka Tirsan baarlamaanka Puntland oo Naqdiyay Su,aal la weydiiyay Madaxweyne Farmaajo
Xildhibaan Cali Cabdiwaaxid, oo ka tirsan Golaha Baarlamaanka Puntland, lagana soo doorto Gobolka Sanaag, ayaa si kulul uga hadlay Jawaabtii Madaxweyne Farmaajo ka bixiyay...                
Danjire Caalim oo Su,aalihii la weydiiyay Madaxweyne Farmaajo Cinwaan Uga dhigay mahcadka Raas ee...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo marti ku ahaa dood cilmiyeed uu soo Agaasimay Machadka Raas ee Falaanqeynta Siyaasadda ayaa tilmaamay...                
Xildhibaan Ku Eedeeyay Ciidanka Kenya in dhibaato ay ka geystaan Gobolka Gedo
Xildhibaan  Cabdi Cali Xasan oo ka Tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa  sheegay dhibaatooyin ka taagan gobolka Gedo ee ay ku hayaan Ciidamada  Kenya.
Wuxuu...                
Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo oo diiday in uu ka Jawaabo Su,aalo la weydiiyay Wariyayaasha qaarna...
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si toos ah uga qayab galay madal cilmiyeed ay soo qaban-qaabiyeen Mac-hadka RAAS Institute, taas...                
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Muxuu ka Yiri, Ansixinta Heshiiska Doorashooyinka Dalka?
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay ansixinta heshiiskii dhawaan laga gaaray Doorashada dalka 2020/2021 oo Maanta ay...                
Hogaamiyaha Xisbiga Dan Qaran Daahir Maxamuud Geele oo soo dhaweeyay Ansixinta Heshiiska Siyaasadeed ee...
Hogaamiyaha Xisbiga Dan Qaran Daahir Maxamud Geele ayaa bogaadiyay Go,aankii labada Gole Baarlamaanka Soomaaliya ay ku meel mariyeen Heshiiskii Doorashada  ee dhawaan ay ku...                

























