Home 2020
Yearly Archives: 2020
Xildhibaan Odawaa oo sheegay Madaxweyne Farmaajo uu ku fashilmay doorasho qof iyo cod ah
Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen oo ka mid ah Golaha Shacabka ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu si toos ah ugu fashilmay hoggaanka dalka, islaamrkaana...
Ciidanka xoogga oo sheegay in ay Al-Shabaab kasoo furteen 40 Carruur ah
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Al-shabaab kasoo Furtay Carruur ay tabarayaayeen Sidda lagu sheegay war kasoo baxay taliska Ciidanka.
Ururka 143-aad ee guutada 14 October...
Maxaa looga hadlay Shirka golaha Wasiirada Galmudug?
Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir guddoomiyay kulan gaar oo ay soo xaadireen golaha wasiiradda Galmudug.
shirkan ayaa waxa madaxweynaha ku wehliyay...
Wafdi uu hoggaaminaayo taliye Xijaar oo gaaray Baydhabo
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) iyo wafdi saraakiil ah oo uu hogaaminayo oo ah saraakiil sare oo ka tirsan taliska...
Axmed Madoobe oo Go,aan Taariikhi ah ku Tilmaamay Ansixinta Heshiiska Doorashooyinka Dalka
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa soo dhaweeyay Ansixinta heshiiska Doorashooyinka ee labada Aqal ee Baarlamaanka ay maanta meel mariyeen.
Madaxweyne Axmed Madoobe wuxuu sheegay...
Maxay ka dhigan tahay Ansixinta Heshiiska Siyaasadeed ee doorashooyinka Dalka ?
Xildhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa aqbalay heshiiska doorashooyinka ee dhawaan ay gaareen madaxweyne Farmaajo, madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.
Kulan...
Banaan bax looga soo Horjeedo Ciianka Kenya oo ka dhacay BaladXaawo iyo Degaano...
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta in dibad bax looga soo horjeedo Ciidanka Kenya uu ka dhacay Degmada Balad Xaawo ee...
Wasiir Fiqi oo fariin u diray shacabka Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.
Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa kaga digay shacabka ku Sugan Hobyo ee gobolka Mudug Dhul boobka ay ka wadaan Halkaasi
Wasiir Fiqi...
Murun ka Taagan Cidda uu Ra’iisul wasaaraha Cusub Xilka uu kala wareegayo
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la Filayaa in uu maalinta berri ah xilka ula wareegi .
Si kastaba ha ahaatee, Murun ayaa ka...
Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Kulan ka doodaya Heshiiskii doorashooyinka
Labada Gole ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabtiya yeelanaya fadhi wadajir ah oo ay kaga doodayaan Heshiiskii Siyaasadeed ee dhowaan lagu go’aamiyay...

























