25 C
Mogadishu
Friday, July 11, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Beesha Caalamka oo Saluugtay Heshiiskii dhawaan lagu gaaray Magaalada Muqdisho

0
Beesha Caalamka ayaa markii uhu horreysay ka hadashay heshiiskii hannaanka doorashooyinka Soomaaliya ee dhawaan lagu gaaray Muqdisho. War-saxaafadeed ay wadajir ah u soo saareen Belgium,...

Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya oo kulamo ka wada Magaalada Muqdisho

0
Ra’iisal wasaaraha la magacaabay ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo weli kulamo ka wada magaalada Muqdisho ayaa Xalay la kulmay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka...

Madaxweyne Deni oo kulan soo dhaweeyn ah loogu sameeyay Muqdisho +Sawiro Daawo

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaaladda Muqdisho uga qeybgalay xaflad ballaaran oo lagu soo dhoweynayo. Mas’uuliyiinta ka Tirsan  Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maamulka Gobolka Banaadir...

Ciidanka Danab oo Dad shacab ah ku dilay gobolka shabeelaha Hoose

0
Wararka ka imaanaya Degaanka Tooratoorow ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidanka Kumaandooska ee DANABin ay Shacab ah halkaasi ku laayeen dad kadib...

Gudoomiyaha Aqalka Sare uu Muqdisho kula kulmay Madaxweyne Deni

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi  oo ay weheliyaan labada Guddoomiye ku-xigeen ee Aqalka Sare...

Baarlamaanka Puntland oo U yeeray Wasiiro ka Tirsan Xukuumadda Puntland

0
Guddiga joogtada ah ee Puntland ayaa u yeeray Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal iyo Wasiirka Qorsheynta, Puntland Cabdiqafaar Cilmi Xaange. Wasiirada ayaa loogu yeeray...

Xog: Ma Run baa in Dawlada Federaalka Soomaaliya ay soo celinayso Xiriirkii kala dhexeeyay...

0
Warar ayaa sheegaya in Madaxtooyada Soomaaliya ay damacsan tahay inay dib u billowdo  soo celinta xiriirka dowladda Imaaraadka Carabta kala dhexeeyay Dawlada Soomaaliya . Dib...

Gudoomiyaha Aqalka Sare oo kulan l yeeshay Ra,iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali...

0
Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta ku booqday hoyga uu ka degen yahay Muqdisho Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Sida...

Dhageyso: Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay in ay ka hortageen Fatahaada Wabiga shabeele

0
Gudoomiye Ku xigeenka Arimaha Bulshada Maamulka gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cusmaan Cali oo waraysi siiyay Warbaahinta AragtiCusub ayaa Faah Faah faahiyay sida ay uga...

Ra,iisal wasaaraha la magacaabay oo kulamo ka bilaabay Magaalada Muqdisho

0
Sii hayaha Xilka Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, oo ay weheliyaan xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...