Home 2020
Yearly Archives: 2020
Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho
Wararka ka imaanaya Degaanka Ceelaha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya maanta Halkaas uu ka dhacay qarax khasaare geystay.
Qaraxa ayaa la sheegay inuu...
Hawlgal Dad badan lagu soo qabtay oo Hay,adaha Amniga Jubland ay ka sameeyeen Magaalada...
Ciidamada Booliska Magaalada Kismaayo ayaa maanta Sameeyay hawlgal lagu sugayo amniga Magaaladaasi.
Ciidanka oo ku raas joogay falal amni darro oo magaalada oo maalmihii dhaafay...
Macalimiin Dugsi Quraan oo lagu Dilay Degaanka Buurdheere oo ka Tirsan Degmada Cadale ee...
Wararka ka Imaanaya Degmada Cadalle ee gobolka shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Kooxo Hubeysan dil u geysteen Macalimiin Dugsi Qur,aan oo Subac ku jiray
Macalimiinta...
Wararkii Ugu dambeeyay Shirka ka socda Muqdisho Gudoomiye Mursal iyo Sii haayaha Xilka...
Iyadoo Magaalada Muqdisho uu ka socdo shirka looga hadlayo Hannaanka doorashada oo u dhaxeeya Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada...
Salaad Cali Jeele oo Eedeeyn Kulul U Jeediyay Madasha Xisbiyada Qaran
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa si kulul ugu jawaabay hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran oo dhawaan eedeymo culus u jeediyey Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee...
Puntland oo Digniin Culus ka soo saartay Roobab la Filayo in ay ka da,aan...
Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbadalada cimilada dawlad goboleedka Puntland ayaa soo saartay digniino Saadaalinaya Roobab mahiigaan ah oo ka da'i doona degaano ka Tirsan...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo ka hadlay magacaabis...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa sheegay in magacaabis la’aanta Ra’iisul wasaaraha ay dhaawac ku tahay saami qeybsiga siyaasadda Soomaaliya...
Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Xukun ku riday shaqsi lagu Eedeeyay in uu ka...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday nin la sheegay inuu la wadashaqeyn jiray dowladda iyo Al-shabaab.
Farxaan Maxamuud Xasan oo...
Koofur Galbeed oo Eedeeyn U Jeedisay Maamulka gobolka Banaadir
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dawlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inay lama Filaan ku noqotay, markii maamulka gobolka Banaadir uu tartanka kubbadda cagta...
Mas,uuliyiin ka Tirsan Dawlada Maraykanka oo Magaalada Muqdisho kula kulmay qaar ka Tirsan madaxda...
Mas,uuliyiin ka socta dowladda Mareykanka ayaa kulamo gaar-gaar ah saacadihii la soo dhaafay gudaha magaalada Muqdisho kula qaatay hoggaamoyeyaasha Puntland, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed...

























