Home 2020
Yearly Archives: 2020
Madaxweyne Farmaajo o kulan la leh wafdi ka socda Dowladda Mareykanka
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa haatan Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho qeybta Hangarka waxaa uu kulan xasaasi ah kula leeyahay Wafdi ka socda...
Somaaliya oo ka qeyb-gashay shir looga hadlayay saameynta dhaqaale ee COVID-19
Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka qyeb-galay ka shir ka Qaramada Midoobay oo ku saabsanaa caqabadaha dhaqaale ee uu sababay...
Madaxda Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya oo Warbaahinta Madaxa Banaan kala hadashay Dhaqan gelinta Sharciga ...
Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa loo qabatay saxaafadda madaxa bannaan iyo ururada matala saxaafadda dalka qaarkood kulan ayaa waxa uu...
Ciidamada Jubland iyo Kumaandooska DANAB oo Hawlgal ka Fuliyay gobolka Jubada Hoose
Ciidanka Daraawiishta Dowlad Goboleedka Jubaland, oo ay weheliyaan cutubyo ka tirsan Ciidamada Sida gaar ka ah U Tababaran ee Kumaandooska DANAB, ayaa hawlgal qorshaysan...
Soomaalinad oo Xafiis ka Furatay Taiwan
munaasibad lagu qabtay Taiwan ayaa Xariga looga Jaray Xafiiska ay Somaliland ku yeelanayso halkaasi, iyadoona uu goobjoog ka ahaa Wakiilka ay Somaliland u magacowday...
Marayknka oo ka digay in la musuq maasuqo Dib U Habeynta Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya
Maraykanka ayaa si adag uga digtay, in musuq maasuq lagu sameeyo Hannaanka Dib u-habaynta Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Qoraal kooban oo lagu daabacay Barta Twitter-ka...
Madaxweyne Deni oo sheegay in Puntland ay ka maqan tahay lacagtii loo soo Marsiiyay...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shaaciyay in Puntland ay weli ka xannibantahay lacagtii loo soo mariyay Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Madaxweyne Deni, wuxuu sheegay in...
Maraykanka oo sheegay in Duqayn ay ku dileen Sarkaal Sare oo ka Tirsanaa...
Taliska ciidamada Maraykanka Afrika ee AFRICOM ayaa war Saxaafadeed ay soo Saareen waxa ay kaga hadleen duqeyn ay ka geysteen Soomaaliya 25kii bishii August...
Kenya oo ka hadashay go,aanka Dawlada Federaalka Soomaaliya ay ku joojisay Qaadka Miirowga
Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto ayaa ka hadlay joojinta lagu sameeyey Qaadka Kenya ay gayn jirtay Soomaaliya iyo waxa ay damacsan tahay...
Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyay Xilliga Uu Furmayo Shirka lagu Casuumay Madaxda Maamul...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku casuumay madaxda dowladaha xubnaha ka ah Federaalka in ay ka soo qeyb galaan shir ay...























