Home 2020
Yearly Archives: 2020
Madasha Xisbiyada Qaran oo baaq ka soo saartay kulamada ka socda Muqdisho
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay Madax ka yihiinMadaxweynayaashii Hore Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed iyo Xasan Sheikh ayaa soo saartay dalabyo ku wajahan shirkii la...
Madaxweyne Qoo Qoor oo kulamo Dalka Jabuuti kula yeeshay Hay,adaha Amniga Dalkaasi
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdigiisa maalmahan ku sugnaa dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Wasiirada Wasaaradaha Amniga, Arimaha gudaha iyo...
Deni oo la kulmay xubnaha Puntland ku metela dowladda (SAWIRRO)
Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha Puntland ayaa xalay Magaalada Muqdisho casho sharaf ugu sameeyay xubnaha Puntland ku metela Dowladda Federaalka.
Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland...
Jubbaland oo cadeysay mowqifkeeda ku aadan Shirka Magaalada Muqdisho
Jubbaland ayaa waxay weli ka cago-jiideysaa inay qayb ka noqoto shirka lagu wado in uu Magaalada Muqdisho uga furmo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed Cabdullaahi...
Waxyeelada uu gaystay dabkii ka kacay Hotel Royal Palace (SAWIRRO)
Shaqaalaha gurmadka deg-degga ee dab demiska Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay gelinkii dambe ee Khamiistii demiyaan dab xoogan oo ka kacay Hotel Royal...
Dowladda oo sheegtay in howlgal lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab
Ciidanka Dowladda oo sheegtay in howlgal lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Ururka 143Aad ee guutadda 14 October oo Fadhigoodu...
Al-Shabaab oo madaafiic ku garaacay Saldhigga Ciidanka Jabuuti ee Buula burde.
Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar Madaafiic ah ku qaaday Saldhigga Ciidamada Jabuuti ay ku leeyihiin degmada Buula burde ee gobolka Hiiraan, iyadoona ciidanka...
Dagaal dhex maray ciidamada dawlada iyo Al-Shaba
Ciidamada dawlada Soomaaliya iyo dagaalamaayasha Al-Shabaab ayaa waxa uu dagaal ku dhex maray gobolka Shabeellada Hoose.
Dagaalka ayaa waxa uu bilowday kadib markii ay weerar...
Ciidamada ithopia oo gaaray deegaan lagu dilay dad soomaalia ah
Ciidamo farabadna oo ka tirsan kuwa Federaalka Itoobiya ayaa waxaa la sheegay degmadda Raaso oo ka irsan dhulka dowlad degaanka soomaalida, halkaas oo shalay...
Ciidamada Booliska Hir-Shabeelle iyo ciidamada dowlad oo howlgal culus fuliyay
Howgal ballaaran oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa Ciidamada Boliiska Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo Ciidanka Millateriga qeybta 27aad Guutada 3aad oo iskaashanaya...

























